Uganda ayaa soo saartay hadal kulul iyadoo ururka Alshabaab ugu hanjabtay inay ka shalaayi doonaan dilkii ay u geysteen askari…
Browsing: Alshabab
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen sarkaal ka tirsan Alshabaab oo lagu eedeeyay inuu qeyb ka ahaa dilalkii…
Qabiilka Abgaal Cismaan oo ah qabiilka ugu badan dadka dega Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxa uu ka mid yahay qabaa’ilka Soomaalida…
Agaasimaha Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho Abwaan Cismaan C/llaahi Guure ayaa farriin qoraal ah ku weeraray saxafiyiin caana oo lagu tuhunsan…
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay inay khaarijisay askari Uganda u dhashay oo ay maxbuus ahaan u heysatay muddo dheer.
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya dagaalo qaraar ay ka socdaan degaano ka mida Gobolka Shabeelaha hoose, kadib…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wiil uu dhalay hogaamiye ka tirsan Alshabaab oo degaankaasi laga yaqaan.
Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii…
Ciidamo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab.
Kooxda Alshabaab ayaa daldashay saddex nin oo dhalinyaro ah kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay ku kaceen fal isu galmood ah…
Hay’adda nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa loogu baaqay inay Soomaaliya ka mamnuucdo laba weriye heer caalami ah oo lagu eedeeyay…
Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgal ka bilaabay Gobolla Jubbada hoose iyadoo la sheegya inay qabsadeen…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo qaraar ay halkaasi ku dhex marayaan maleeshiyada Alshabaab iyo dad Beeraley…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay mid ka mida laba mun oo ka danbeeyya qaraxyadii mataanaha ahaa ee Isniintii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxyo mataano ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay burbur xoog leh oo agaray dhismooyin ku dhowaa garoonka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo is xigtay oo maanta Duhurnimadii lala beegsaday bar ciidan iyo hotel ku…
Kooxda Alshabaab ayaa fal daldalaad ah ku fulisay shalay nabadoon caan ah oo ay hore uga soo afduubteen degmada Afmadow…
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal ku qaaday maqribnimadii Caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagaalyahanno ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa isku dhiibay maamulka Jubba sida sheegeen saraakiisha Ammaanka maamulkaasi.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay inay nolol ku qabatay askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala Gobolka Shabeellaha Hoose.
