Ciidamada AMISOM ayaa dhexda u galay xaalad halis ah oo lagu sigtay inuu dagaal ka dhaco Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo…
Browsing: AMISOM
Midowga Afrika ayaa go’aan qoraal ah oo degdeg ah ka qaatay iska hor imaadyada ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna sheegeen…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa war kasoo saaray diyaarad nooca Helikobtar ah oo 5-tii Bishan ku dhacday duleedka…
W/Q: C/raxman C/shakur Warsame Soddon sano ka hor maanta oo kale ayey Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya duntay. Waxaan ahaa nin…
Taliska Millatariga dalka Uganda ayaa sheegay sheegay in ciidanka Uganda ee ka tirsan howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay Gobolka Sh/Hoose…
Alshabaab ayaa sheegatay inay dib ula wareegeen degaan ka tirsan Gobolka Sh/Hoose oo ay saldhig ku lahaayeen ciidamada AMISOM.
Weriye ka tirsan BBC World oo lagu magacaabo Andrew Harding warbixin uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ku faahfaahiyey xaaladda siyaasadeed…
Jeneraal Itoobiyaan ah ayaa la wareegay xilka Taliye ku xigeenka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), xilkaas oo uu hore…
Qarax miino ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda jamhuuriya ee degmada Kaaraan, kaasoo lala beegsaday kolonyo ka tirsan…
Wraarkal aga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degaanka Halgan uu dagaal dhex maray, kadib…
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa hub ka dhigis ku sameeyay askarta kasoo jeeda Tigreeha ee ka mida ciidamadaasi…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya in dowladda Itoobiya ay ciidamado fara badan oo kumanaan ah kala baxday Soomaaliya, kuwaasoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax iyo rasaas maanta ka dhacay Jidka Balcad , agagaarka Warshadda Xeyle Bariise, markii…
Militariga dowladda Uganda ayaa shaaciyey inay diyaarado dagaal geynayaanSoomaaliya si loo taagereo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo dagaalka kula…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, iyadoo uu warbixin kasoo saaray soo saaray xoghayaha guud…
Ciidamada Itoobiya ayaa qirtay inay iyagu toogteen diyaaradii African Express ee 4-tii bishan May ku dhacday Garoonka Berdaale ee Gobolka…
Dowladda Soomaaliya ayaa qoral ay soo saartay ku sheegtay in la fashiliyey weerarro is-miidaamin ahaa oo Alshabaab oo Alshabaab ku…
Wararka laga helayo degmada Baraawe ayaa sheegaya in saaka qaraxyo waaweyn laga maqlay xarunta ciidamada AMISOM ee degmadaasi.
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi oo…
Kenya ayaa bilaabeysa wadahadal ku saabsan sidii ay ciidamadeeda qeybta ka ah AMISOM ugala bixi lahayd dalka Soomaaliya, taasoo qeyb…
