Guddi uu hoggaaminayo gudddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka koobnaa 7 xubnood loona xil saaray xalinta khilaafka ka…
Browsing: Aqalka sare
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddi u saaray xaaladda ka taagan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib xiisadda…
Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xeerkii dhowridda midnimada iyo Gobanimada Soomaaliya, kadib dood laba maalmood qaadatay iy laba…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ansixiyey xeerkii dalka looga mamnuucay shirkadda…
Xildhibaanada Aqalka sare ayaa dood kulul ka leh maanta go’aankii uu Baarlamaanka Federaalka kasoo saaray shirkadda DP World ee dalka…
Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan ay yeeshaan maanta cod ugu qaaday kiiska weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa qarxiyey weerarkii lagu qaaday Gurigiisa ee ay ka dambeeyeen ciidamada uu tababarray Imaaraadka ee…
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii koowaad ee Kalfadhiga saddexaad, iyadoo ay horyaallaan qodobo dhowr ah.
Kalfadhiga saddexaad ee labada Aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa al shaaciyey xilliga uu furmayo.
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu…
Dadka degan degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Derbiga Kenya ay marisay xuduudka uu keenay in boqolaal Guri…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray weerarkii dhowaan lagu qaadya Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo u muuqda inuu la wareegay mid ka mida awoodaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Kulankii Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa maanta looga hadlay Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Golahaasi.
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa olole balaaran u galay in Miisaaniyada dowladda Soomaaliya oo uu ansixiyey Golaha Shacabka ay…
Haweenka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa doortay guddoomiye u gaara, xafladan lagu dhisay Ururka Haweenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Aqalkiisa…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday in la joojiyo shir uu qabanqaabinayo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa looga yeeray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya c/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa su’aal la keenay awoodo uu kororsaday Aqalka Sare ee Baarlamaanka.
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabadii ugu horeysay oo ay isku siinayaan awoodo aanay ahayn oo…
