Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug oo maanta khudbad ka jeediyay Aqalka Aqalka sare ayaa ka codsaday xildhibaannada…
Browsing: Aqalka sare
Kulanka Aqalka sare ee Baarlamaanka waxaa maanta tegay madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Kulan ay maanta yeesheen xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayay ku ansixiyeen qodob aan ka mid ahayn shaqooyinka loo xilsaaray.
Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka Puntland.
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ku wajahan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta dood kulul ka dhacday, iyadoo qaar kamida senatoorada…
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay ee ku saabsan howsha ay u xil saaran yihiin.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal u kala diray guddoonada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Shirka Kismaayo ee madxda maamul goboleedyada ayaa isku raacay inay sameystaan Gole xiriiriyaha oo danahooda ka shaqeeya.
War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Guddiga dib u eegista Dastuurka iyo Guddiga madaxa bannaan ee Dastuurka ayaa ku qaadaceen…
Siyaasiyiinta, Aqoon-yahanka iyo Shacabka Somaliyeed weli aragti cad kama heystaan; Xilka, Waajibdka iyo Hawsha Aqalka sare, hadii la weydiiyo laba…
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee kasoo jeeda degaanada Galmudug oo maanta tegay magaalada Cadaado ayaa kulamo kala gaara la…
Xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa maanta fashiliyey qorshaha Guddoomiye kuxigeenka 1aad Aqalka Sare ee uu ku doonaayey in jahwareer ku…
Kulankii loo balansanaa in Aqalka Sare uu maanta ka yeesho arrina C/kariin Qalbi Dhagax ayaa la joojiyay oo dib loo…
Khilaaf ayaa hareeyay kulankii Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib kulan la filayay inuu maanta qabsoomo oo looga hadlo arrinta…
Kulanka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya ayaa la shaaciyay in looga hadlayo arrinta sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh…
Dagaal siyaasadeed oo aan waxba la iskula harin ayaa dhex maray Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamaanka iyo Wasiirka…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo farageliyay kiiska muranka ka taagan yahay ee sarkaal ka tirsan ONLF ay dowladda…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku soo biiray baaritaanka weerarkii Bariire ee dadka badan lagu dilay.
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, isagoo ka dhiidhihiyay dhibaatada ka taagan kharashka…
