Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta dood kulul ka yeeshay soo jeedinta Xildhibaan Naciimo Ibraahim Yuusuf oo aheyd in lacagta laga…
Browsing: Aqalka sare
Waxaa maanta mooshin u yeeris ah markii ugu horeysay la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Mooshinkii ugu horeeyay ee lagu soo gole joojinayo ayaa la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta oo shalay ay bilaabeen ka doodistiisa.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray wasiirkii ugu horeeyay ee Xukuumadda Soomaaliya.
Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka ayaa maanta la hor geeyay sharcigii ugu horeeyay ee kasoo gudba Golaha Shacabka markii ay…
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa jawaab Cad u diray wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Doorasho lagu buuxinayo xubintii Guddiga dib u eegista Dastuurka ee uu iska C/raxmaan Faroole ayaa maanta ka dhacday xarunta Aqalka…
Wararka laga helayo guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu C/raxmaan Maxamed Faroole iska casilay Guddiga Dastuurka.
Loolankii adkaa ee Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu kala baxay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) loo doortay Guddoomiye guddi muhiim ah.
Laba ka xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ku loolamaya xilka guddiga muhiimk ah ee dib u eegista Dastuurka oo ka kooban…
Kulankani oo ah kii ugu horreeyey oo ay isugu yimaadaan gudiyada joogatda ah ee labada Gole ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa maanta shir Gaara xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kula yeeshay guddoonada labada Aqal…
Dad shaqo-doon ah oo ku dhow 1300 qof ayaa codsaday 7 jago oo ka bannaaneyd Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay heshiis ay xukuumadda la gashay shirkad Caalami ah.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.
Xildhibaan C/raxmaan Faroole oo ka mida Senatoorada Aqalka sare, horeba u ahaa madaxweynaha Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka…
Waxaa maanta la shaaciyay magacyada Guddiyada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u habeyn lagu sameeyay.
Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo maanta yeeshay kulankoodii 27-aad ee Kalfadhiga koowaad ayaa doortay 9 guddi oo ah kuwa joogtada…
