Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ceynte ayaa cambaareyn u jeediyay labada aqal ee Baarlamaanka Federaaka.
Browsing: Aqalka sare
Waxaan idin soo gudbinayaa shaqooyin ka banaan Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.
Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda ku doortay guddi uga qeyb galaya dib u eegista Dastuurka…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka ka taagan golaha wasiirada dhowaan uu ku dhawaaqay…
Iyadoo olole loogu jiro ka mid noqoshada Golaha wasiirada cusub ee dhowaan la magacaabayo ayaa su’aal weyn ka dhalatay xildhibaanada…
Laba kursi oo ka mida Aqalka sare oo ah kuwii ugu danbeeyay ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacaya doorashada labada xubnood ee ka haray xildhibaanada Aqalka sare ee kasoo jeeda gobollada Waqooyi.
Kulankii ugu horeeyay ee xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo mooshin lagu bilaabay. Kulankan…
Xogheynta Golaha Shacabka ayaa soo saartay shuruudaha iyo tirada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole la filayo inay maanta…
Waxaa maanta markii ugu horeysay kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho laba aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka soo dhex muuqan weyday hogaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya kadib doorashadii shalay 22 Janaayo 2017…
Waxaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka, wuxuuna siyaasadda kasoo galay dhinaca saxaafadda.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farrii hambalyo ah u diray guddoonka cusub ee Aqalka sare ee Baarlamaanka.
Waxaa guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka mida ruugcadaaga siyaasadeed ee dalka,…
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashadii ugu danbeysay ee guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo la doortay Guddoomiye ku xigeen…
Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay tirinta codadka wareega labaa ee guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare. Afar musharax…
Wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa soo dhammaatay iyadoo la isla aadi doono wareeg…
Musharixiin ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa ka baxay tartanka Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan Abshir Bukhaari ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wareegii saddexaad oo ay…
Prof. C/risaaq Cusmaan Cali Jurille ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare.
