Browsing: Aqalka sare
Senatoorkii ugu danbeeyay ee Aqalka Sare kasoo gala Maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka…
Kursigan oo muran weyn iyo fowdo hore u dhaliyey ayaa waxa kusoo baxay Musharaxii ay taageerayaashiisa qaska ku kaceen.
Waaa isbedel ku yimid, xalna laga gaaray laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sare, lagana soo doorto Maamulka Hirshabeelle, kadib…
Awood qeybsiga beelaha ee 4.5 aya saameyn ku leh sida loo qeybsaday kuraasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo ay…
Waxaa goor dhow xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay khudbad jeedinta Musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee kasoo…
Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa diiwaan geliyay musharax cusub oo la sheegay inuu la tartami doono Cabdi Xaashi…
Senator Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle ayaa mar kale ku guuleystay kursiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Saddex sanatoor oo ah kuwii ugu horeeyay ee laga soo doorto maamulka Hirshabelle ayey xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle lagu doortay magaalada…
Waxaa lasoo gabagabeeyay shalay diiwaan gelinta Musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto maamulka Hirshabeelle.
Madaxweynaha HirshabeelleCali C/llaahi Guudlaawe ayaa soo saaray liiska musharixiinta u taagan Aqalka Sare ee lagasoo doorto maamulkaasi.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda soo saaro liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee laga…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa culeysyo soo food saaray dartood la sheegay inuu furayo tartanka kuraasta Aqalka sare ee…
Midowga Musharixiinta ayaa go’aanadii ugu cuslaa ka qaatay Doorashada Dadban ee 2021, kadib shir uga socday Muqdisho oo la filayo…
Waxaa magaalada Baydhaba lagu soo gabagabeeyay Doorashada saddex kursi oo ka tirsan Aqalka Sare ee B aarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa Doorashada 3 kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo ahaa kuwii…
