Dowladda Soomaaliya ayaa xubin dheeraad ah oo sharci darro ah ku dartay Guddiga Doorashada heer maamul Goboleed ee Hirshabeelle.
Browsing: Aqalka sare
Guddiga Doorashada heer Goboleed ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta bilaabaya diyaar garowga doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gabagabo ku dhow, iyadoo beelaha Soomaaliyeed iska dhex arkayaan Aqalkan oo ku cusub…
Madaxda maamulka Hirshabeelle iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa beelaha maamulka Hirshabeelle u qeybiyay xubnaha maamulka ka soo gaaray Aqalka Sare…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqday mid aan isu dheelitirneyn kadiba markii afar maamul goboleed ay doorteen xubnaha uga mid…
Haweeney isu soo sharaxday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku danbeysay xabsi iyadoo loo geystay jirdil lagana…
Muuqaalka Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa si weyn u soo shaac baxay, kadib markii saddex maamul goboleed ay doorteen xubnaha…
Siyaasi caan ah oo ka tirsanaa xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in laga hos istaagay inuu isku soo sharxo…
Baarlamaanka maamullka Goboleedka Puntland ayaa shalay soo doortay senator-ada maamulkaasi ku yeelanayo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Loolan adag iyo cod bixin saddex wareeg qaadatay ayaa lagu guuleystay kursigii 10-aad ee Aqalka Sare ee Federaalka oo baarlamaanka…
Puntland ayaa noqotay maamul goboleedkii Afraad ee soo dhameystira doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Jen. Maxamed Siciid Xersi (Morgan) ayaa looga guuleystay xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku guulaystay inuu ka mid noqdo xildhibaanada Aqalka sare ee Puntland.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa loo doortay inuu noqdo xildhibaan ka mida aqalka…
Maamulka Jubbaland ayaa doortay senatora-da maamulkaasi u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 8 xubnood.
Iyadoo ay soo afjaray doorashada ku dhowaad kala bar xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la helay faahfaahin ku saabsan…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa laga waayay maanta kulankii Baarlamaanka Puntland.
Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa soo doortay 8 ka mida xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka imaanayay degaanada maamulkaasi.
Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa glaabta soo dhameystiray Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare u metelaya Koonfur Galbeed.
