Madaxweyne ku xigeenkii Hore ee maamula Jubba C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuleystay inuu ka mid noqdo senetorada Aqalka…
Browsing: Aqalka sare
Mid ka mida musharixiinta ugu caansanaa ee xildhibaanada u sharxan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya maamulka Galmudug ayaa loo adkaaday…
Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta bilaabay inuu dhageysato khudbadaha musharixiinta Aqalka sare.
Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalada Baydhaba.
Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo ka bilaabaneysa doorashada xubnaha Aqalka sare u meteli lahaa maamulka Jubbaland.
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda dhageysiga khudbadaha ay jeedinayaan musharixiinta u taagan xilka Aqalka Sare ee maamulka Jubbaland.
Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex taagan Guddiga dadban iyo maamulka Jubbaland oo ku saabsan arrimah doorashada.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay aad uga walaacsan yihiin in shaqsiyaad…
War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtoooyada Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay Baarlamaanka Galmudug oo doortay xubnaha Aqalka Sare.
Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaalk ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku soo dhoweeyay doorashadii Aqalka Sare ee ka dhacay…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu qasbay inuu liiska musharixiinta Aqalka Sare ka saaro siyaasi ay isbaheysi lahaayeen oo ka…
Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare u metalaya kadib markii isbedela lagu sameeyay liiskii hore.
Waxaa soo gabagaboobay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka Soomaaliya kasoo galaya maamulka Galmudug oo ka koobnaa 8 xubnood.
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladii KMG ahayd, Xildhibaankii Qaranka iyo mid ka mida siyaasiyiinta ugu caansan degaanada Gobollada Dhexe…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in tartankii doorashada Aqalka Sare ee Galmudug kuraasta lagu kala iibsaday…
Qaar ka mida warbaahinta Puntland ayaa faafiyay qoraal been abuur ah oo lagu sheegayo in Qaramada Midoobay ay diiday ama…
Haweeneydii ugu horeysay ee ka mid noqota xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo doortay xilkaas.
Doorashadii Cadaado ee xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa weli ka socota halkaasi ayaanu idin soo gudbineynaa xildhibaanada la…
Khaliif C/qaadir Macalin Nuur Maxamed Siyaad ayaa ka haray tartanka Doorashada xilka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka socotay magaalada…
Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) ayaa loo doortay xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
