Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa goor dhoweyd ku guuleystay kursiga beeshiisa ee Aqalka Sare.
Browsing: Aqalka sare
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in musharax Abshir Axmed Maxamed uu ku guuleystay kursigii ugu horeeyay ee Aqalka sare ee baarlamaanka…
Waxaa magaalada Cadaado hadda ka socda doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kursi ka mida lagu loolamayo.
Xiriirka madaxweynayaasha labada maamul ee deriska ah Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa xumaaday kadib markii ay soo baxeen liisaska musharixiinta Aqalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii heysta Cumar C/rashiid Cali ayaa la sheegay inuu soo wajahay culeys ay beesha…
Mid kamida kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka oo Galmudug ay u soo sharaxday saddex musharax ayaa noqday kursiga ugu yaabka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku amray inay dib ula noqdaan liiska musharixiinta Aqalka sare…
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaalka ayaa dib ugu celiyay maamul Goboleedyada dalka Liisaskii ay soo gudbiyeen ee musharixiinta Aqalka…
Kursiga Beesha Waceysle ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa noqon doona kursi si weyn loogu loolamo kadib markii musharixiin is…
Mida ka mida madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu Kursi ka mida Aqalka sare ku siiyay siyaasi ay…
Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray xubnaha Aqalka sare ee ay soo sharxeen maamul…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Shariif Xasan uu hogaamiyo ayaa shaaciyay liiska xubnaha maamulkaasi ee Aqalka sare ay u soo sharxeen.
Maamulka Galmudug ayaa soo sharxay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka uga mid noqonaya maamulkooda.
Madaxweynaha Puntland ayaa 20 xubnood oo isugu jira siyaasiyiin, xubno ka tirsanaa urarada bulshada iyo qurbe joog u soo sharxay…
Madaxweynaha Puntland ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya u soo sharxday maamulkiisa.
Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya waa qodobka ugu adag ee horyaalla Doorashada 2016 oo marar badan dib u dhac…
Iyadoo ay maanta ku eg tahay waqtiga loo qabtay in maamulada dalka ku soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka Sare ee…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in liiska xubnaha Puntland u soo sharaxday Aqalka…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu diyaariyay liiska musharixiinta 8-da xubnood ee Aqalka…
