Guddoomiyha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in xeerarka dhammeystirka Doorashada ee ay soo diyaariyeen Guddiga labada Aqal…
Browsing: Aqalka sare
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo ajendayaasha ugu culus ee xeerarka Doorashada.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cadaadiskii ugu weynaa saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, kadib markii uu ku…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay ‘Guddiga isku keenista madaxda dowladda federaalka iyo…
Maamulka Hirshabelle ayaa ayaa si buuxda u taageeray baaqii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi C/llaahi ee shir looga…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Baarlamaanka Mowliid Xuseen Guhaad ayaa eedeyn u jeediyey guddoomiyaha Aqalka Sare, isagoo sheegay inuu…
Qoraal kasoo baxay shir ay maanta yeesheen Guddiga fulinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa loogu baaqay madaxda dowladda Federaalka,…
Wararka laga helayo xarunta Villa Hargeysa ee fadhiga Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegaya inay xaalad cusub kusoo korortay xiriirka guddoonka labada…
Xisbigii Madaxweynaha talada haya ee (NN) ayaa ugu dambeyn codsi diiwaangelin ah loo geeyay xafiiska Guddiga Qaran ee Doorashada Qaranka.
Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhigis ku sameeyay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka oo lagu…
Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lasoo xiray, iyadoo ay xildhibaannada galeen fasax, waxaana kulankoodii ugu danbeeyay ee shalay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Sharciga uu shalay…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Sharciga yeedka Doorashooyinka dalka oo maanta la mariyey akhrintii saddexaad.
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa sheegay inuusan qabiil ahaan u necbeyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, balse uu nacay shaqadiisa.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya ayaa fuliaya qodob ka mida dalabkii ka yimid beesha caalamka ee ku saabsanaa in Sharciga doorashooyinka…
Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo hore u soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe…
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhawaaqay inay maanta yeelanayaan kulan wadajir ah oo aan hore loo arag, kaasoo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka hor akhriyey Aqalka Sare Baarlamaanka Hindise Sharciyeedka Dakhliga guud…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ka kooban shan qodob oo wada shaqeyn ah, kadib…
Guudoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya…
