Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Maxamed Bukhari ayaa ka hor yimid war ay faafisay shirkadda Spectrum…
Browsing: Aqalka sare
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay Kalfadhiga 5aad kulankiisa 5aad ayadoo Ajandaha kulanku ahaa dhageysiga Warbixinta Guddiga …
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadajir ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waanwaan ka dhex bilaabay labada Aqal ee…
Senator Mahdi Daahir Sheikh Nuur oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Garowe ka sheegay in dowladda…
Senaror Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole, horena u soo ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa kashifay faragelintii ay Madaxtooyada Soomaaliya ku…
Senator Iftiin Xasan Baasto oo ka mida xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay sababta madaxweyne Farmaajo uga baaqday xaflada furitaanka Aqalka Sare.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu jaha-wareer hareeyay xafladii furitaanka kalfadhiga Shanaad ee Aqalka Sare oo lagu wado…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda ku go’aamiyey xilliga uu furmayo…
Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London.
Waxaa magaalada Garowe ku qulqulaya wufuudda ka qeyb galeysa caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida 26-ka…
Kalfadhigii afraad ee aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo xiray kadib qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa joojiyey xiriirkii wadashaqeynta ee uu la lahaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kadib qoraal kasoo…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo sabab looga dhigay in…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkii labaad ku fashilmay in la hor geeyo Miisaaniyadda dowladda, si uu uga…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa war ay kasoo saareen uga hadlay xaaladda ka dhalatay xariga Mukhtaar…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi dhexdhexaadin oo xal u raadinaya khilaafka u dhaxeeya Guddoonka Baarlamaanka ee ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi iyo xubno la socda…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi C/laahi & xubno la socda ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo.
