Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo loo yaqaan “Saaxiibada Soomaaliua” ayaa War-Cad oo ay kasoo saareen xaaladda Soomaaliya walaac ka…
Browsing: Baarlamanka
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Xasan Cali (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Baaramaanka Federaalka.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya ayaa fuliaya qodob ka mida dalabkii ka yimid beesha caalamka ee ku saabsanaa in Sharciga doorashooyinka…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la hor keenayaan xisaab-xirka sanadkii 2017 oo ahayd tii ugu horeysay ee ay ku…
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay ee Kalfadhiga 6-aad, iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu shaaciyey ajendayaasha…
Xidhibaannada taageersan madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan bandhig ah ku sameeyay magaalada Muqdisho, iyadoo ka hor yimid mooshinka laga keenay Madaxweynaha.
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa qoraal uu soo saaray maanta ku kala diray…
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Mahad Cabdalla Cawad shaaciyey in howshii dib u eegista Dastuurka KMG ah…
Afar ka mida shan kursi oo ay laaleen Madasha Qaran iyo Guddigii xalinta khilafaadka Doorashooyinka ayaa maanta doorashadoodu ka dhaceysaa…
Farxad, damaashaad iyo isu hambalyeyn ayaa hareysay inta badan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii la doortay Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka,…
Iyadoo Dooorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ay dhici doonto maalmaha Arbacadda iyo Khamiista ee 11-12 Janaayo 2016 ayaa waxaa soo baxaya…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiir ayaa Baarlamaanka Federaalka ka codsaday inuu ansixiyaan Heshiiska qaabka Doorashada ee 2016 oo ay…
Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu furay Madaxweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulanka Baarlamaanka ee maanta uu iska xaadiriyay Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyadoo su’aalo laga weydiiyo faahfaahin ku saabsan…
Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka ee weli ku taagan Mooshinkii xil ka qaadista Madaxweynaha ayaa isu diyaarinaya saaka inay fashiliyaan furitaanka…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ka mida kalfadhigooda caadiga ah iyadoo ka dooday qaabka loo…
