Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta ka doodaya wax ka bedelka Xeerka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, si qof ajnabi ah uu xilka…
Browsing: Bankiga Dhexe
Prof Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida dhaqaale-yahannada Soomaaliyeed ee degan magaalada Muqdisho ayaa kashifay arrimo badan oo ku saabsan…
Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan nin ajnabi ah oo dowladda Somalia ay dooneyso inay u magacawdo guddoomiyaha Bankiga…
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qarxiyey ujeedka xukuumadda Somalia ka leedahay wax ka bedelka Sharciga Bankiga Dhexe oo la hor geeyay…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu amar ku siiyey Bankiga Dhexe ee Soomaaliya inuusan bixin…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ku dhawaaqay in loo tartamayo xilka guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa digniin kasoo saaray diidmada lacagta Shilin Soomaaliga, isagoo ku eedeeyay inay…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey lacagta cusub ee la filayo in dowladda Somalia…
Kadib markii la fasaxay diyaaradii siday lacag fara badan oo galabta lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, kuna socotay Safaaradda Imaaraadka…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii 5-ta Oktoobar u magacaabay Marwo Faadumo Cusmaan Faarax inay noqoto Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray in xilli hore la bixiyo mushaarka shaqaalaha dowladda si ciidul fitriga…
Cabdullahi Axmed Cabdullahi (Qoslaaye) wuxuu ka tirsanaa shaqaalaha Bankiga dhexe gaar ahaan qasnajiyaasha, waa wiil dhallinyaro ah oo ku tilmaaman…
Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay xilalka ka qaado mas’uuliyiin ka tirsan dowladda siiba dhinaca Garsoorka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku jira kormeero kedis ah oo uu ku tegayo xarumaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu dhowaan Guddoomiye cusub u magacaabo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale xayiray kharashaadka laga bixiyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Hay’ado dhowr ah ayay saameyn weyn ku yeelatay amarka uu soo saaray madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee uu ku joojiyay…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa soo saaray amar culus oo ku saabsan kharashaadka dowladda Soomaaliya.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay si toos ah ula wareegtay dakhliga dowladda Soomaaliya soo gala xilligan kala guurka ah…
