Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa cambaareeyay in ciidamada dowladda ay rasaas u adeegsadaan muwaadiniin…
Browsing: Bannaanbax
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa xirxiray qaar ka mida dad dibad bax looga horjeedo dowladda Federaalka ka dhigayey magaalada Muqdisho, iyagoo…
Banaanabax lagu taageerayo go’aankii Barlamaanka Federaalka ku ansixiyay in Gobolka Banaadir 13 xubnood oo metaalad ah ku yeesho Aqalka Sare…
Maamulka Puntland ayaa ka hortegay oo joojiyey bannaanbax la sheegay in lagu taageeri lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo…
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo laga cabsi qabo inuu halkaasi ka…
Bannanbax labaad oo rabshado wata ayaa kas ocda magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne careysan isugu soo baxeen isgoyska Ex. Kontrol…
Amniga caasimadda Muqdisho ayaa la adkeeyay, iyadoo la xiray wadooyinka muhiimka ah, iyadoo lagu wado inuu maanta dhaco bannaanbax uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbax ay saaka dhigayaan Gaadiidleyda BL-ka qaarkood oo diidan lacago lagu soo…
C/raxmaan C/shakuur Warsane oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ee ka horjeeda hoggaanka dowlada Soomaaliya ayaa ugu baaqay dadka Muqdisho inay…
Waxaa maalintii labaad Magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ay dhigayaan Darawallada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka oo xiray Wadooyinka ka mida…
Iyadoo ay sii kordheyso dhibaatada dadka Muqdisho ku qabaan wadooyinka xiran, kadib markii ay roobab ka da’een magaalada ayaa darawallada…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa ku baaqay inay dadka Muqdisho isugu soo baxaan bannaabax…
Qaar ka mida Gaadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa saaka ku dhaqaaqay Bannaanbax ay uga cabanayaan lacago baad ah oo ay ku…
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa saaka ka dhacay bannaanbax looga horjeedo shirka dib u heshiisiinta ee lagu soo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo Bannaanbax lagu diidan yahay go’aanka dowladda Somalia kasoo saartay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi maanta ka soco qabanqaada bannaanbax looga soo horjeedo…
Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa rasaas ku kala eryay ehelada Askartii ka dhintay ciidamada Xoogga Dalka oo bannaanbax ka dhigayay wadooyinka…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caadi ah iyadoo aan lasoo sheegin bannaanbax ay ka digtay dowladda Soomaaliya oo awood gelisay sidii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay degan tahay xaaladda caasimadda oo maanta la sheegay inay dhacayaan banaanbaxyo looga…
Dood badan ayaa ka taagan bannaanbax la sheegay inu berri ka dhacayo magaalada Muqdisho, waxaana saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta dowladda…
