Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage farriin kasoo saaray dagaalkii cuslaa ee maanta ka dhacay degaanka Bariire ee gobolka…
Browsing: Bariire
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar maleeshiyoAl-Shabab saaka aroortii ku qaadeen saldhigga ciidmada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Bariire…
Bil gudaheed waxaa dhacay 4 dhacdo oo gilgishay dawlada fedaraalka una baahan in loo helo xal ka dabatag ah, hadii…
Guddiga Difaaca Barlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray aasidda meydadkii weerarkii Bariire oo muddo toddobaad la diidanaa…
Ugu horreyn waxa aan Eebe uga baryayaa naxariistii janno inuu siiyo dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday howlgalkii ay…
Meydadkii dadkii lagu dilay weerarkii degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ayaa weli la aasin, iygoo ku jira qaboojiyeyaal.
Dhacdadii Bariire Jimcihii ka dhacday, dadka Soomaaliyeed waxaa ay hadal-hayaan ciidamada dowladda ahaa ee rayidka dilay, waxaaba la iloobey in…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku soo biiray baaritaanka weerarkii Bariire ee dadka badan lagu dilay.
Guddigii Dowlada Soomaaliya u xilsaartay inay baaraan Dhacdadii Bariire ayaa maanta gaaray deegaankaasi.
Xeer ilaalinta Ciidamada qalabka sida ayaa amar ku bixisay in la aaso dadkii dhowaan ku dhintay degaanka Bariirre ee Gobolka…
Ehaladii dadkii lagu dilay weerarkii Bariire ee waaberigii Jimcaha ka dhacay Gobolka Shabeelada Hoose ayaa diiday inay aasaan meydadka.
Guddi dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday baaritaanka shilkii dadka lagu laayay ee ka dhacay degaanka Bariire ayaa maanta tegaya goobtii…
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay weerarkii Bariire ee dadka lagu laayay, waxayna dalab culus u dirtay dowladda…
Xarakada Al-Shabaab ayaa War kasoo saartay Weerarkii Bariire ee dadka badan lagu laayay, iyadoo tacsi u dirtay dadka la dilay.
Maahan wax ku cusub caalamka ama dalkeena Soomaaliya in ay dowladaha soo wajahaan qalalaase warbaahineed kaas oo sababa dhaleecayn, qoraalo…
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta, horena u soo noqday wasiir ayaa si qoto dheer uga hadlo weerarkii dadka…
Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay dhacadii ka dhacday deegaanka bariire ee gobolka Sh/Hoose.
Shirkadda dhinaca ammaanka ee Mareykanka ee ka howlgasha Soomaaliya ee Bancroft ayaa war cad kasoo saartay weerarkii ka dhacay degaanka…
Dowladda Mareykanka ayaa si xirfad leh uga hadashay weerarkii ka dhacay degaanka Bariire Jimicihii shalay.
