Wararka laga helayo Gobolka Bay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii hore ciidammo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay qabsadeen…
Browsing: Baydhaba
Musharixiintii ugu badnaa ayaa isu diyaarinaya inay ku dhawaaqaan inay u sharxan yihiin xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed, iyadoo ay ku…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, isagoo faahfaahin ka bixiyey…
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay Aas maanta loogu sameeyay…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi la socda ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur…
Aadan Maxamed Nuur Saransoor oo ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in madaxweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Badydhaba ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leyhiin…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegay in Dabley hubeysan ay shaqaale ka tirsan Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya ay…
Magaalada Baydhabo ayaa amar kasoo baxay ciidamada Booliska looga mamnuucay inay ku dhex socoto magaalada Bajaajta, iyadoo maalintii labaad aysan…
Wararka laga heleyno Gobolka Bay ayaa sheegaya inuu Qarax Miino qabsaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku safrayay inta udhaxeysa Magaalooyinka…
Madaxweynaha waqitigiisu sii dhammaanayo ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay uga dhawaaqay Magaalada Muqdisho…
MISOM ayaa ciidamada Booliska maamulka K/Galbeed u soo gabagabeysay tababar socday muddo 10 Cisho ah oo la siiyey 30 ka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna ku simaha madaxweyanah Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka…
Mid ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda degaanada Bay iyo Bakool ayaa sheegay inay xaalad aad u liidata…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in dabley ka tirsan kooxda Alshabaab ay duleedka magaalada Baydhaba ku dileen nin…
Wararka laga helayo Gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan milateriga dowladda oo gurmad ahaan u tegay degaanka Deynuunaay…
Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada,…
Shirkii Golaha Amniga Qaran ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhaba, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa…
Saxafiyiinta ka howlgasha magaalada Baydhabo ayaa laga hor istaagay shirka Amniga oo ka furmay magaalada iyadoo ciidamada amniga ay u…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
