Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay wakiilada Beesha Caalamka, iyadoo kulanka looga hadlay arrimo xasaasi…
Browsing: Beesha caalamka
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray Xaaladda Galmudug iyo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug…
Qoraal caawa kasoo baxay beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa looga digay in doorashada madaxweyne ee Berri 22-ka Ogost ka…
Guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa rali gelin ka dalbaday wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan, kadib markii…
Guddiga Doorashooyinka Jubbaland, garabka Axmed Madoobe ayaa ku gacan seyray Dalab uga yimid Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swam iyo…
Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa Goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu kordhiyey waqtiga Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo fursad…
Qoraal ka soo baxay xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland…
Iyadoo ay magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Guddiga Dastuurka Maamulka Jubbaland uu aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada…
Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo maanta gaaray wafdi ka socda Beesha caalamka oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
Waxaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo wakiilio ka socda beesha caalamka oo dadaal ugu jira in xal loo helo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Wakliilada iyo safiirrada beesha caalamka u jooga Soomaaliya oo…
Beesha caalamka ee ku howlan arrimaha Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda Galmudug iyo dadaalka dib u heshiin ee ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in caqabado waaweyn ay heystaan dowladda uu hoggaamiyo, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey dhibaatooyinka…
Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa la yimid qorshe halis ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay kulamo magaalada Nairobi…
Bayaan kasoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu taageeray Dib u habeynta ciidamada Amniga ee ay dowladda Soomaliya wado oo Ra’iisal…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay deeq lacageed oo gaarysa 427 Milyan oo doolar…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay shirkii Brussels ee arrimaha Soomaaliya, isgoo sheegay inuusan quseynin shirkaasi,…
Beesha caalamka ayaa jawaab culus ka bixisay qoraal ay dowladda Somalia u dirtay oo ku saabsanaa in la joojiyo heshiiska…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaiijisay saxnimada tahay warqad deeq bixiyeyaasha looga codsanayey in aan dib loo cusboonaysiin macaamilka gaarka…
