Mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Browsing: BELEDWEYNE
Cali Daahir Xeroow [Cali Kuluc] oo ahaa madixii warfaafinta gobolka Hiiraaan ayaa xabsiga laga sii daayay maanta kadib markii uu…
Madaxa Warfaafinta maamulka Gobolka Hiiraan ayaa lagu xiray magaalada Beledweyne, kadib markii looga yeeray xarunta Nabadsugidda magaaladaasi sida ay saxaafadda…
Kulan ay odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood ku yeesheen magaalada Beledweyne ayay sheegeen inay ka horjeedaan
Baraha warbaahinta ee bulshada Soomaalida ku xiriirto waxaa lagu soo bandhigay qaraaxo laga sameeyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble…
Xaflad lagu caleemo saarayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ugaaska 20-aad ee Beesha Xawaadle
Duubabka Dhaqanka Beesha Mudulood ayaa ka baaqsaday ka qeyb galka caleemo saarka Ugaaska Beesha Xawaadle
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul uga hadlay war ay faafiyeen
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan qaar ka mida Duubabka dhaqanka Hiiraan
Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka IGAD Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa maanta socdaalkoodii labaad ku tegay magaalada Beledweyne
Urur Goboleedka IGAD ayaa muddo shan maalmood ah siiyay odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdinuur (Madeer) ayaa maanta…
Waxaa si lama filaan ah Isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiraan maanta si lama filaan ah ugu geeriyooday weriye…
Bannaanbax ay soo abaabuleen taageerayaasha Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne, iyadoo looga horjeeday…
IGAD iyo dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kadib markii…
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa Magaalada Baladweyne uga dhawaaqay maanta inay ka horjeedaan Guddiga Doorashada heer Federaal oo madaxweyne Xasan Sheekh…
Laba qof ayaa lau dilay rasaas ay fureen ciidamada gobolka Hiiraan ku sugan ee dowladda kadib markii dadweyne gargaar loo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo…
DAAWO GURMADA CIIDAMADA SOOMAALIYA KA FULIYEEN MAGAALADA BELEDWEYNE
