Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday…
Browsing: BELEDWEYNE
War naxdin leh ayaa hareeyay magaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii shalay Duhurnimadii lagu gowracay wiil 5 sano jir…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalad Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Hoygiisa maanta ugu tegay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka deganaa …
Maamluka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenada Gobolka Hiiraan iyo xoghayeyaasha Gobolka iyo degmada Beledweyne.
Maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday duqa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib khilaaf keenay inuu shaqada ka joojiyo Guddoomiyaha…
Gudoomiyaha Gobolka Hiraan Yusuf Axmed Hagar Dabaheed ayaa shaqadii ka joojiyey saddex masuul oo ka tirsan Maamulka Degmada Beledweyne ee Gobolka…
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar(Daba Geed) uu xabsi u…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday lix eedeysane oo ku eedeysnaa inay soo abaabuleen weerar ay 4 qof…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska magaalada Beledweyne…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka bilowday dhageysiga dacwad ku saabsan dilka Darawal Mooto Bajaajle…
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo saaka magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka jirto…
Xaalad kacsan ayaa ka jirta magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii maleeshiyo hubeysan ay xireen qaar ka mida wadooyinka…
Bannaanbax ay dhigayaan darawallada Mooto Bajaajta ayaa ka socda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii darawal lagu dilay magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay Qaraxyo is xigay ay ka dhaceen xalay saq dhexe…
UNITED NATIONS ASSISTANCE MISSION IN SOMALIA (UNSOM) MABAADII’DA QARAMADA MIDOOBAY: DAACADNIMO, XILKASNIMO, IXTIRAAMKA KALA DUWANANSHAHA DADKA
