Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax Miino oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledxaawo, kaasoo dhaliyey…
Browsing: Beledxaawo
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland ay ku sugan Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya oo…
Xog laga helay xildhibaannada W/Bari Kenya ee laga soo doorto Mandhera County oo lagu wargeliyey dowladda Soomaaliya ayaa shegeysa in…
Xaaladda magaalada Beledxaawo ayaa saaka degan, iyadoo saaka la sheegay inay ciidamada Kenya hoobiyeyaal ku rideen xaafado ka tirsan magaalada…
Kadib markii degmada Beledxaawo iyo gudaha Soomaaliya laga saaray ciidamadii Jubbaland ee taacsanaa Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Janan ayaa la…
Xaaladda magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa degan saaka, kadib dagaalkii shalay ka dhacay oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay…
Mareykanka ayaa War kasoo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada taabacsan…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd joogsaday dagaalkii barqadii maanta ka qarxay magaaladaasi, kadib muddo 6…
Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa goor dhow ka bilowday duleedka degmada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay degmada Beledxaawo ka wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo xoog leh.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan iyo wasiirka Amniga Jubbaland ee baxsadka ah C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa abaabul…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in odayaasha degmada Beledxaawo ay waanwaan kula jiraan ciidamada taageera C/rashiid Janan oo…
Kooxda Ahlusuna ayaa shuruud ka dhigtay heshiiskii ugu danbeeyay ee ay la gashay Xukuumadda Soomaaliya inuu Mareykanku damaanadqaade ka noqdo…
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ee saaka gaaray degmada Beledxaawo ayaa si degdeg ah halkaasi uga bilaabay abaabul…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ee uu dhowaan dib u magacaabay madaxweynaha maamulkaasi ee Axmed Madoobe ayaa si…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Jubaland una qaabilsanaa degmada Beledxaawo oo isu dhiibay, iyadoo lagu soo bandhigay…
Wararka laga helayo Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka degmada lagu arkay Meydadka Saddex qof oo la…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay weerar ku galeen xaafad ka tirsan Degmada Beledxaawo,…
Maamulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ee garsoorka u doonta kooxda Alshabaab, iyadoo la dul saaray ganaax lacageed.
