Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya asheegay in ciidamo ka tirsan Booliska oo watay gaari xalay lagu qarxiyey agagaarka xerada…
Browsing: Boolis
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed uu ciidamo cusub oo Boolis ah geeyay Saldhigyada degmooyinka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye tababar ugu soo xiray 1,400…
Gaari ay leeyihiin Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay qarax loogu xiray uu ku qarxay Xaafada Sey…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey ciidamo ka tirsan Booliska oo Muqdisho ku dilay dad shacab maalmihii ugu…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inay Xabsiga dhigeen askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo lagu eedeeyay inuu baad ka…
Haweeney baraha bulshada ku qabsatay marka ay soo dhigtay Video sarkaal ka tirsan ciidamada booliska basle ahaa saygeedii hore oo…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay saarkal ka tirsanaa ciidamada Booliska, kadib markii uu fal xadgudub ah kula…
Wararka laga helayo magaalada Muqdishio ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay Taliyihii Saldhigga Booliska Degmada Wardhiigley.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, Gobolka Banadir.
Howlgal ay ciidamada Booliska xalay ka sameeyeen xaafado ka mida degmada Hodon ee Magaalada Muqidsho ayaa lagu soo qabqabtay dhalinyaro looga…
Taliska ciidamada Booliska Dowlada Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay Askarigii ka damnbeeay dilka Safiya Cabdiraxmaan oo ehayd haweeney…
Ciidamada Booliska ayaa saaka Suuqa Bakaaraha ku dhaawacay, kuna qabtay dabley hubeysan oo dhac ka geysaneysay gudaha Suuqaasi.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar looga furay dhalinyaro gaareysa 1600 oo ku biiray ciidamada Booliska Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dagaal ku dhex maray koox maleeshiyo ah iyo ciidamada booliska xaafad ka…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay koox burcad ah oo fadhigoodu ahaa Xaafadaha Degmada Dharkeynlay ee Gobalka…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo…
Ciidamada Booliska Soomaaliya G/Banadir oo howlgal culus ku qaaday xaafado ka tirsan degmooyinka Howlgawadaag, Hodan iyo Wardhiigley.
Taliska ciidamada Booliska ayaa shaaciyey in saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed loo xiray kiisas musuqmaasuq ah.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska G/Banaadir ayaa loo xiray kiis ku saabsan musuqmaasuq, waxaana kiiskooda lagu wadaa baaritaan sida ay…
