Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa la sheegay in shaqada laga joojiyay kadib markii lagu soo eedeeyay shaqo gudasho la’aan.
Browsing: Booliska
Haweeney ka tirsan ciidamada Booliska ayaa maanta loo dalacsiiyay darajada Gaashaanle sare, iyadoo noqotay mid ka mida haweenkii ugu sareeyay…
Xarunta Dugsiga ee Booliska Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday xaflad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan ciidamada…
Taliyaha Bbooliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa si kulul u weeraray guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Dhalinyaro boqolaal ah ayaa loo qoray inay ka mid noqdaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed,
Diyaarad nooc wax basaasa ah oo aan hore loo arag nooceeda ayaa galabnimadii maanta kusoo dhacday xaafadda 1-da Maajo ee…
Laba sarkaal oo ka tirsan saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliyeed
Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa goor dhoweyd caawa Taalada Daljirka Daahsoon ee bartamaha Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Gaari nooca…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa jebiyay rikoorka safarrada iyo socdaalka dibadda ee taliyeyaashii ka horeeyay…
Wasaaradda Amniga Gudaha xukumadda Soomaliya ayaa shaacisay qaabka cusub ee loo sugayo ammaanka caasimadda Muqdishom waxayna digniin u dirtay shirakadaha…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa xalay Suuqa ugu weyn magaalada ee Bakaaraha ku dilay labo qof oo la sheegay in ay ahaayeen…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud oo tegay maanta Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada…
By Ibrahim Hirsi | Waheid Siraach sees it this way: Terrorism problems should be dealt with overseas to keep radicalization…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaadiid cusub nooca howlgallada ah ugu deeqday Ciidamada Booliska magaalada Kismaayo ee maamulka Jubba kadib…
Dowladda Japan ayaa ugu deeqday ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gaadiid ciidan oo loogu talogalay inay adeegsadaan ciidamada Booliska. Gaadiidka lagu wareejiyay Taliska…
Dowladda Mareykanka ayaa lacag dhan $1.5 malyan ugu deeqday dowladda Soomaaliya, iyadoo dhaqaalahaasi lagu taageerayo dib u habeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Deeqdan…
Waxaa dhowaan wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud lagu dalacsiiyey taliyaha ciidanka Booliska Dowladda Federaalka…
