Agaasimaha guud ee FBI-da James Comey aayaa beeniyay sheegashada Trump ee ka dhanka madaxweynihii hore Barack Obama.
Browsing: Caalamka
Madaxweynaha dalka Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa xaaskiisa Mehriban u magacaabay xilka madaxweyne ku xigeenka.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa nin lagu dilay dalka Mareykanka oo la xaqiijiyay inay walaalo yihiin madaxweynaha Waqooyiga…
Maamulka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa cirka ku shareeray xiisad ka dhaxeysa dalalka Iiraan iyo Marekaynka, iyadoo cunaqabateyn ku…
Orodyanka caanka ah ee heer caalami asalkiisuna yahay Soomaaliga Mo Farah ayaa weerar ku qaaday madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Donald…
Dowladda Iiraan ayaa jawaab degdeg ah ka bixiyay go’aankii madaxweyanaha cusub ee Mareykanka ee dadka 7 dal oo muslim ah…
Diyaarad nooca xamuulka ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa kuburburtay Garoonka diyaaradaha caasimadda dalka Kyrgzstan ee Bishkek.
Ninka geystay weerarkii ka dhacay garoonka Fort Lauderdale ee dalka Mareykanka ayaa la sheegay inuu ahaa askari ka tirsanaa ciidamada Mareykanka,…
Nin hubeysan ayaa weerar ku qaaday Baar lagu caweeyo oo ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyadoo lagu dilay 39…
In ka badan 3000 rakaab ah ayaa degdeg looga daadgureeyay saddex xarumood oo tareenada laga raaco magaalada Moscow ee dalka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Diyaaradii ay lahayd dowladda Ruushka la waayay kadib markii ay ka kacday garoon…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay dowladda Ruushka la waayay kadib markii ay ka kacday garoon…
Booliska dalka Canada ayaa sheegay inay xireen nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka danbeeyay dilka gabdho ay…
Wiil 15 sano jir ah oo u dhashay dalka Norway ayaa qirtay inuu ka dambeeyay dilka wiil Soomaaliya oo 14…
Saraakiisha amniga dalka Ciraaq waxay sheegayaan in qof is miidaamiyay uu ku qarxay xaflad aroos oo dad badan ku sugnaayeen.
Afhayeen aqalka wakiillada ee dalka Mareykanka Paul Ryan, wuxuu sheegayaa in hadda iyo wixii ka dambeeya uusan u ololeyn doonin musharraxa…
Madaxweynihii hore ee dalka Israa’iil Shimon Peres ayaa arbacdii maanta lagu dhawaaqay inuu geeriyooday.
Qoraa caan ah oo u dhashay dalka Jordan ayaa lagu dilay bannaanka maxkamad u socotay, isagoo ku eedeysnaa dacwad ku saabsan…
Waqooyiga Kuuriya ayaa shaacisay inay sameysay tijaabadii ugu weyneyd ee Hubka Niyukliyeerka ah, taasoo lagu guuleystay.
Golaha Odayaasha dalk Brazil ayaa mooshin ay qaadeen u codeeyay in xilka laga qaado madaxweynaha dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo Dilma Rousseff.
