Wararka laga helayo Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii dalkaasi tooagasho lagu dilay.
Browsing: Caalamka
Tirada dhimashada dhul-gariirkii ka dhacay dalka Talyaaniga ayaa sare u kacday iyadoo la qorsheynayo in la sameeyo aaskii ugu horeeyay…
Waxaa la shaaciyay sawirkii ugu horeeyay helay wiilkii asalkiisu Soomaaliga ahaa ee geystay weerarkii habeen hore ka dhacay magaalada Londo ee…
Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay kadib markii si degdeg ay u fariistay garoonka caalamiga ah ee Dubai, iyadoo sawirro laga…
Kooxda Khilaafadad islaamiga ee Suuriya iyo Ciraaq DAACISH ayaa sheegay inay ka danbeysay weerar maanta lagu qaaday Kaniisad ku taala…
Laba nin oo ku hubeysan Mindiyo aayaa weerar ku qaaday Kaniisad ku taala duleedka Rouen, Gobolka Waqooyiga ku yaala ee Normandy dalka Faransiiska.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Mindi (Toorey) oo ka dhacay magaalada Tokyo
Nin 27 sano jir Suuriyaan ah oo ka mida qaxootiga galay dalka Jarmalka ayaa isku qarxiyay
Booliska Jarmalka ee magaalada Munich ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday xarunta Ganacsiga ee Olympia shopping mall
DAAWO SAWIRRO LASOO XULAY OO KU SAABSAN Weerarka dabley hubeysan ku qaadeen Magaalada Munich, Germany oo ah mid weli socda…
Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday rasaas ay ka dhacday xarun ganacsi laga dukameysto oo ku taala magaalada Munich ee…
Waxaa lagu soo waramayaa in rasaas ay ka dhacday xarun ganacsi weyn oo ku taala magaalada Munich ee dalka Jarmalka,
Xisbiga Jambuuriga dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah u doortey ganacsadaha maal-qabeenka ah ee muranka weyn dhaliyay Donald Trump
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in 7 sarkaal oo boolis ah la toogtay, isla markaana saddex ka ka…
Kadib afgembigii dhicisoobay ee dalka Turkiga ka dhacay ayaa waxaa si weyn isu bedelay xaaladda dalkaasi iyadoo la xirxiray
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in isku inqilaab oo ay isku dayeen ciidamo ka tirsan milateriga Turkiga uu…
Weerar nooc cusub ah oo loo adeegsaday gaari xamuul aha ayaa dad badan ku laayay magaalada Nice ee dalka Faransiiska.…
Ra’iisal wasaarihii Ingiriiska David Cameron ayaa macsalaameeyay xafiiska looga taliyo UK ee Downing Street No. 10, isagoo khubadii ugu danbeysan…
Dabley hubeysan ayaa laba sarkaal oo boolis ah ku dilay, isla markaana dhaawacay laba kale Gobolka Michigan ee dalka Mareykanka,…
Kooxda khilaafada Islaamiga ee Daacish oo sheegatay inay ka danbeysay weerarkii Baar ku yaala magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh ayaa faafisay…
