Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in kulamo iyo shirar kala gaara oo halkaasi xalay oo dhan ka socday…
Browsing: Cadaado
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee kasoo…
Dadaallo is daba joog ah ayaa ka socda magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb si beesha Cadaado loogu qanciyo inay aqbasho heshiiska…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu fashil ku soo dhammaaday kulan dhexmaray waxgaradka beesha Cadaado iyo Madaxeyne Maxamed…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu shir xasaasi ah la leeyahay waxgrad…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo qaab beeleed u abaabulan ay hor istaageen ciidamo ka mida ilaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay ku hoyday magaalada Cadaado ayaa mabnta kulamo kula leh maamulka Galmudug iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa socdaal dhulka ah ku maray inta u dhaxeysa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado, wuxuuna Galabta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo oo ka soo amba baxay Gaalkacyo ayaa gaaray magaalada…
Waxaa maanta magaalada Cadaado gaaray wafdi ay dirtay xukuumadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho uga bilaabaneysaa maanta magaalada Gaalkacyo, isagoo kadibna tegi doona magaalooyin ka tirsan deegaanada…
Kulan la doonayay in lagu xaliyo cabashada beesha Cadaado oo saaka dhex maray madaxweynaha Galmudug iyo waxgaradka beeshaasi ayaa lagu…
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay socdaalka la filayo inuu degaanada maamulkaasi ku tago madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo iminka…
Wasaaradda Maaliyadda maamulka Galmudug ayaa canshuur ku soo rogtay Qaadka taga degaanada ay ka taliso, iyadoo sidoo kale amar la…
Qoraal dheer oo ay ku saxiixan yihiin xildhibaannada Beesha Cadaado ugu jira Maamulka Galmudug ayaa lagu diiday heshiiskii dhex maray…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Soomaaliya ay u soo direyso Ciidamo cusub, kadib markii ay ka codsatay dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo weli laga gaaray khilaafka madaxda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu shaqsi ahaan u dhex galay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa qarka u saaran inuu ka baaqsado ka qeyb galka shirka madaxda dowladda…
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa fasax u diray xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi, isgoo shaaciyay…
