Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamullka Hirshabeelle ayaa Muqdisho ku yimid kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Soomaaliya sida uu…
Browsing: Cali C/llaahi Cosoble
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa shaaciyay inuu hayo caddeymo noqonaya fadeexad ah oo dowladda…
Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay dhowaan xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in uusan xoog ku qabsan Hirshabelle…
Dowlada Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay xil ka qaadistii Baarlamaanka Hirshabeelle ku sameeyay madaxweynihii maamulkaasi Cali C/llaahi Cosoble.
Madaxweynihii xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa dacwad u qortay maxkamadda sare ee dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadaneysa xaaladda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa baaq degdeg ah u diray beesha caalamka, isagoo…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble waxaa uu ku jiraa rag iska dhicis iyo rafasho siyaasadeed isaga oo dhinac…
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa soo saaray amarro iyo eedeyn culys oo ku saabsan xil…
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhaqaaqay tallaabo cusub oo la yaab leh.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baxday xaaladda ka taagan maamulka Hirshabeelle, waxayna wafdi wasiiro ah u dirtay magaalada Jowhar ee…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ee dhowaan ay xilka ka qaadeen baarlamaanka maamulkaasi ayaa taageeray isbaheysiga Sacuudiga…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dib u dhac weyn uu soo wajahay ololihii uu waday madaxweynaha xilka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaanadii taageersanaa madaxweynaha xilka laga qaaday ee Cali C/llaahi Cosoble ay mowqif…
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa weerar kulul ku qaaday dowladda Federaalka iyo dadka kasoo…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa ka hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa ka hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay.
Madaxweynaha kalsoonida waayay ee Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegaya inuu wado qorsha uu ugu dagaalamayo xilkiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre uu goor dhoweyd u duulay magaalada…
