Browsing: Cali Guudlaawe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle.
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kulan dhinaca khadka Internet-ka ee ZOOM-ka ah la yeeshay qaar ka mida wakiilada Beesha Caalamka oo ay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Hirshabeelle, isagoo magacaabay taliye cusub.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda soo saaro liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee laga…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa culeysyo soo food saaray dartood la sheegay inuu furayo tartanka kuraasta Aqalka sare ee…
Xildhibaan C/risaaq Maxamed Axmed (Jindi) ayaa gadoodkii ciidan ee ka dhacay magaalada Beledweyne ku eedeeyay inuu ka dambeeyay Madaxweyaha xilligiisu…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay kacsan tahay xaaladda magaalada, kadib markii ay xalay…
Wararka laga helyo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo beeleed is abaabulay oo ka horeeda madaxweynaha Hirshabeelle ay qabsadeen saldhiga…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhexda u galay khilaaf siyaasadeed oo Doorasho iyo mid maamul oo uu isagu gacantiisa…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaara ku yeeshay Hotel ku yaalla Gudaha…
Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheega inay magaalada Beledweyne aysan doorasho ka dhici karin haddii aanu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey inuu raaligelin ka bixiyey tabashadii uu qabay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaadacay Shirka Watashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaasoo uu ku baaqay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa xilka ka qaadis ku sameeyay Wasiir ku xigeen ka tirsan maamulkiisa.
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddigii doorashada ays…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.
Guddiga Fatahaada Maamulka Hirsabeelle ayaa celin kulul u diray Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka, kadib markii ay soo saartay qoraal…
Qaramada Midoobay iyo Dowladda Mareykanka ayaa bogaadiyay go’aanka ay qaateen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta…
