Soomaaliya ayaa mar labaad guddoontay shixnaddii labaad oo ah kaalmo agab caafimaad oo ay ku deeqday Dowladda Shiinaha si looga…
Browsing: Corona Virus
War kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa caawa lagu shaaciyey kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah, kuwaasoo laga helay degaanada Puntland.
Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa shaacisay in kiisas cusub oo Cudurka Covid-19 ah laga helay degaanadeeda.
Amiirka Dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani ayaa amray in deeq caafimad loo diro dowladda Federaalka Soomaaliya.
Turkiga ayaa Saaka oo Isniin ah magaalada Muqdisho u soo dira diyaaradi saddexaad oo sida Qalab caafimaad oo lagula tacaalayocudurka…
Dalal Afrikaan ayaa ku biiraya liiska dalalka dalbanaya Daawo-dhireedka ay soo saaray dalka Madagascar ee la sheegay in lagu daweeyo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay Mishiinada Bukaanta ka saacida neefsashada ee lagu sameeyay dalkiisa iyo qlaab kale oo…
Ibsitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa loogu deeqay Matroor Dab dhaliye ah, kadib markii dhibaato dhinaca Korontada ah ay lasoo…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa si taxadar leh oo farsmeysan uga jawaabtay warkii dhowaan kasoo yeeray wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi…
Xafiiska Midowga Yurub ayaa shaaciyey in 3 qof oo ka mida xarunta Midowga Yurub ee Soomaliya laga helay cudurka Covid-19.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed ayaa shaaciyay in dad ku dhow 50 qof ay ku geeriyoodeen…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa mar kale muran weyn iyo dood ka dhaliyay Baraha…
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada, ahna madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa sheagay inay dib u dhigeen dhismaha xisbigii mideyn lahaa xubnaha…
Waxaa rajo fiican laga qabaa in daawo hakisa loo helo Coronavirus, kadib markii tijaabo lagu sameeyay bukaano qaba cudurka ay…
Dowladda Qatar oo sii wada deeqda qalabka caafimaad ee ay siineyso dalalka caalamka si loogula tacaalayo cudurka Covid-19 ayaa shixnado…
Alshabaab ayaa go’aan cusub ka qaadatay cudurka Saf-marka ah ee Covid-19, waxaana farriin uu soo duubay Afhayeenkooda Sheekh Cali Dheere…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay dayacaada iyo daryeel la’aan caafimaad ka jirto Isbitaal…
Soomaalidu ayaa noqotay dalka koowaad ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 dalalka Bariga Afrika oo dhan iyp dalka 12-aad ee Afrika…
War goor dhoweyd kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xalay ay 9 bukaan ku geeriyoodeen Isbitaalka…
Iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay dagaalka lagula jiro ka hortagga Coronavirus, lana sameeyay Guddiyo kala duwan oo arrintan…
