Wiil dhalinyarro ah oo lagu magacaabo Maxamed Caddaawe ayaa sameeyay qalab iskiis u awooda inuu neef siiyo bukaanada naqasku ku…
Browsing: Corona Virus
Madaxweynaha Turkiga Rajep Dayip Erdogan ayaa diyaarad gaara oo caafimaad u dirtay magaalada Malmo ee dalka Sweden oo halkaasi kasoo…
Dalalka Bariga Afrika ayay Soomaalidu noqdeen dadka ugu tirada badan ee sida cudurka iyo uu dhimashada badan.
Isbitaalladii ugu waaweynaa magaalada Muqdisho ayuu saameyn xoog leh ku yeeshay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus, iyadoo shaqadooda ay gaabis…
Iyadoo in muddo ah dood ka taagneyd in kuleylka Qoraxda uu dili karo ama yareyn karo awoodda Coronavirus ayaa daraasadii…
Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay inaysan weli helin lacagtii ay Dowldda Federaalka sheegtay in la siinayo maamul Goboleeyada si…
Waxaa dhwoaan la ogaaday in qaar ka mida dadkii ka bogsooday cudurka Covid-19 uu ku keeni karo saameyn culus sida…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in qof ka mida dadkii looga shakisnaa cudurka Coronavirus uu maanta geeriyooday, iyadoo…
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda cudurka Coronavirus iyo tallaabooyinka ay qaaday dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii shaqadii ka joojiyey wasiiru dowle ka tirsan maamulkiisa iyo…
Waxaa markii ugu horysay waxaa xalay magaalada Muqdisho laga bilaabay in la buufiyo wadooyinka si looga nadiifiyo jeermisyada oo qeyb…
Ganacsadaha u dhashay dalka Shiinaha ee caanka Jack Ma ayaa ku dhawaaqay in qeybtii saddexaad ee deeq Qalab caafimaad ah…
Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhigis ku sameeyay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka oo lagu…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay xaaladda Cudurka Coronavirus iyo 24-kii saac ee ugu danbeeyay wixii…
Waxaa dood weyn dhalisay booqasho ay isbitaal Martiini ee loo gaar yeelay la-tacaalidda dadka qaba cudurka Coronavirus galabta ku tageen…
Maamulka Puntland ayaa shaaciyay caawa in degaanada maamulkaasi laga helay kiiskii ugu horeeyay oo ah cudurka Coronavirus.
Wararka laga helayo Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad dayac ah ay Isbitaalka Martiini ku heysto weriye ka…
Hay’adda Culimada waaweyn ee dalka Sacuudiga oo ah Hay’adda uu sareysa ee Diiniga ah dalkaasi ayaa soo saartay farriin ay…
Itoobiya ayaa dhistay isbitaal weyn oo lagu daweyn doono dadka qaba cudurka Covid-19, iyadoo xaruntii Bandhigyada ee Addis ababa loo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shaaiyey in isbedel lagu sameeyay qaabka loo aaso dadka u geeriyooda cudurka…
