Cudurka COVID-91 ee uu keeno Coronavirus ayaa laga digay inuu faraha baxay, iyadoo dagaalkii lagula jiray in lagu xakameeyo lagu…
Browsing: Coronavirus
Wakaalada wararka Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in la joojiyey dadka dalkaasi u tegaya Cumrada iyo booqashada Masjidka Nebiga NNKH ilaa…
Iyadoo uu dunida kusii faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dalka Koonfurta Kuuriya wuxuu noqday dalka labaad ee…
Dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay in Wasiir ku-xigeenkii Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran Mr. Iraj Harirchi laga helay cudurka…
Khubarada caafimaadka ayaa ka digaya inuu faraha ka bixi karo cudurka COVIN-19 ee uu keeno Coronavirus, kadib markii uu ku…
Halis cusub ayaa soo food saartay caalamka, kadib markii cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus uu bilaabay inuu ku faafo…
Bukaankii ugu horeeyay ayaa la shaaciyey inuu cudurka Coronavirus ugu dhintay Yurub, kadib dalxiise Shiinees ahaa oo ku geeriyooday dalka…
Ajaaniibta uu haleelay cudurka Coronavirus ee gudaha dalka Shiinaha ayaa sii kordhaysa, waxayna Wasaaradda Arrimaha dibadda dalkaasi ay shaacisay tiradooda.
Waxaa sii kordhaya dadka u dhimaha cudurka uu keeno virus-ka Corona oo saacadihii ugu danbeeyay sare u dhaafay 800 qog,…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa geerida ku timid dhaqtar dhalinyaro ah oo markii ugu horeysay ka digay cudurka CoronaVirus…
Iyadoo ay weli taagan halista sii kordheysa ee Cudurka Corona ee ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa waxaa magaalada Wuhan ee…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay virus-ka dunida ku faafaya ee Corona ee ka dilaacay dalka Shiinaha,…
