Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus iyo qaar u dhintay magaalada Muqdisho.
Browsing: Coronavirus
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in 36 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii la baaray…
Warbixin ay soo saartay caawa wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in geerida 3 qof oo cudurka Covid-19 iyo…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in 3 qof oo hor leh ay u dhinteen cudurka Covid-19, tiro…
War-saxaafadeed kasoo baxay caawa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in tiradii ugu badneyd laga helay cudurka Coronavirus 24 saac…
War goor dhow kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey inay si weyn u korortay tirada dadka qaba…
Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in dad cusub oo gaaraya saddex qof laga helay cudukrka Covid-19.
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur ayaa caawa shaacisay kiisas kale oo cudurka Coronavirus ah oo laga helay dad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiiru dowlihii Cadaalada maamulka Hirshabelle uu goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Dhaqtar Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho, kana howlgala Isbitaalka ex. Digfeer ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus.
Dalka Mareykanka ayaa mar kale noqday halka ay ku geeriyoodeen tirada ugu badan la diiwaangeliyey cudurka Coronavirus, markii ay maalin…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay dad Soomaali ah oo baaritaan lagu sameeyay.
Wasiiru dowle ka tirsan Maamulka Hishabeelle, ahna Xildhibaan ka midka Baarlamaanka maamulkaasi ayaa la sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in dad badan oo Muqdisho ku nool ay la xanuunsanayaan…
Kadib markii xalay lagu dhawaaqay inuu Muqdisho ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee gudaha dalka ku qaaday cudurka Coronavirus, waxay…
Qoyska Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inuu saameyn weyn ku yeeshay cudurka Coronavirus, kadib markii uu ku dhacay tobanaan ka…
1- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii…
Afar kiis oo cusub ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho laga helay, kadib baaritaan lagu sameeyay, sida laga soo xigtay…
Qofkii u horeeyay ayaa la xaqiijiyay inuu magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Tiradii ugu badneyd dunida oo dhan ayaa maalin qura cudurka Covid-19 ugu geeriyooday dalka Mareykanka, waxaana 24-kii ee ugu danbeeyay…
