Talyaaniga ayaa mar kale la shaaciyey inay sii kordheen dadka ugu dhimanaya cudurka COVID-19 ee uu keeno Virus-ka Corona, iyadoo…
Browsing: Coronavirus
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa War kasoo saartay dadka Soomaalida ah ee ka imaanaya dibadda kadib markii la fasaxay muddo…
Talyaaniga ayaa mar kale laga soo weriyey tiradii ugu badneyd ee maalin qura u dhimata cudurka COVID-19 ee uu keeno…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan isugu yeeray caawa ganacsatada waaweyn ee dalka ee fadhigoodu yahay magaalada…
Tirada dadka qaba cudurka Coronavirus ayaa daqiiqao ka hor sare u dhaafay rubuc Milyan Qof, waxayna dadka sida cudurkan COVID-19…
Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa dhowaan sheegay in qofkii isticmaalka Lacagaha noodka ah ee gacanta lagu qaado ay isla…
Talyaaniga ayaa iminka noqday dalka ay ku dhinteen tirada ugu badan dadka qaba cudurka Coronavirus ee COVID-19, waxaana 24-kii saac…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakisay inay shaqaalaha dowladda xaadiraan xafiisyadooda,si looga hortago faafidda cudurka Coronavirus, iyadoo…
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya warbixin-maalmeedkeeda maanta ku shaaciyey xaaladda Corontavirus ee dalka, iyadoo caddeysay inuusan jirin kiis kale oo dalka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamanka Federalka ayaa su’aalo culus ka keenay qaabka dowladda Federalka u wado ka…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Dhalinyarrada iyo Isboortiga xukuumdda Soomaaliya ayaa lagu amray joojin ciyaaraha iyo tartamada dalka ka socda muddo…
Guddiga Qabanqaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigey Munaasabaddii caleemo…
Iyadoo saacadihii ugu danbeeyay baraha bulshada lagu faafiyey warar been ah oo ku saabsan cudurka Coronavirus ayey Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin looga hortegayo faafidda cudurka Coronavirus waxaana la amray in la xiro Dugsiyada iyo jaamacadaha,…
Dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa ku dhawaaqay dad hor leh oo uu soo ritay cudurka Coronavirus, iyadoo dalalkaasi oo Soomaaliya…
Shiinaha ayaa shaaciyey kaniini lagu daweyn karo cudurka uu keeno Coronavirus ee COVID-19 kadib markii lagu tijaabiyey dad fara badan…
Somaliland ayaa soo saartay amarro ku saabsan ka hortagga cudurka Coronavirus, iyadoo la joojiyey duulimaadyadii tegi jiray magaalada Hargeysa ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dadka Soomaaliya kala hadlay cudurka Coronavirus oo maanta kiiskii ugu horeeyay laga helay Soomaaliya.
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka lagula jiro cudurka COVID-19 oo uu keeno Cudurka Coronavirus ayaa sheegaya in tijaabo agu bilaabay…
Iyadoo maanta la shaaciyey in qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus uu joogo Muqdisho, kana yimid dal dibadda ah…
