Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in qof Soomaali ah markii ugu horraysay laga helay cudurka CoronaVirus.
Browsing: Coronavirus
Kulan gaar ah oo Guddiga arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka ay maanta yeesheen ayaa lagu dalbaday in si deg deg…
Waxaa sii kordhaya saameynta uu yeeshay cudurka Coronavirus oo hadda gaaray 158 dal oo caalamka ku yaalla iydoo ay qabaan…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay in dad hor leh laga helay cudurka Coronavirus, isagoo khudbad goor dhoweyd u…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyey in laga baaray cudurka Coronavirus, isla markaana uu sugayo natiijada baaritaanka oo xalay laga…
Iyadoo uu sii faafayo cudurka Coronavirus ayaa dalka Spain wuxuu noqday dalka labaad ee Yurub uu sida weyn ugu faafayo…
Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay tiradii ugu badneyd oo maalin qura u dhintay cudurka COVID-19 oo uu keeno Coronavirus.
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus laga helay magaalada Addis ababa.
Hoggaamiyaha Diiniga ee dalka Iiraan Ayatullah Ali Khomeini ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu yahay dagaal kiimiko ah oo dalkiisa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee cudurka COVID-19 ee uu…
Shiinaha ayaa markii ugu horesyay ku eedeysay Mareykanka in laga yaabo inuu ka danbeeyo viruska Coron-a ee ka dilaacay magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Brazil laga baaray cudurka Coronavirus, markii xoghayahiisa xiriirka laga helay cudurka, iyagoo…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya inay dalka soo galeen dad…
.Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa shaacisay in magaalada Muqdisho lagu karaantiilay afar qof oo cudurka Coronavirus laga…
Wasaaradda Caafimaadka Dalka Qatar ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi maanta laga helay 238 qof oo qaba cudurka Coronavirus, iyadoo tirada…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qof Soomaali ah oo saaka ay Garoonka Muqdisho keentay diyaaradda Ethopian Airlines,…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dunida oo dhan ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo kordhay…
Cudurka Corona waa hargabka oo kale, way kala duwan yihiin fayraska keeno, laakiin waxay ka siman yihiin astaamaha sida qandho,…
Waxaa sii kordhaya dalalka uu ku faafayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Virus-ka Corona, wuxuuna hadda gaaray 91 Dal sida…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa dadkeeda ka joojisay inay Cumro u tagaan Xaramka magaalada barakeysan ee Maka iyo Masjidka Nebiga ee…
