Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay dacwadd ku socota ee taalla maxkamadda rafcaanka G/Banaadir, isagoo caddeeyay inuusan…
Browsing: C/raxmaan C/shakuur
Beesha Murusade oo ka mida beelaha waaweyn ee Hawiye ayaa laga xaal mariyey cabasho ay ka gudbiyeen labada beelood ee…
Iyadoo dhowaan uu madaxweynaha Soomaaliya xilkii ka qaaday Ku-xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa warar kala duwan…
Xaflad uu soo agaasimey xisbiga Wadajir ayaa maanta ka socota magaalada Muqdisho iyadoo loogu baroordiiqayo askartii ilaalada ka ahayd Guriga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa jawaab ka bixiyay war uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo kasoo saaray ciidamadii maanta galay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay kiiska siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo xarigiisa ay ka dhex…
Xaalad aan caadi ahayn ayuu ku sugnaa guri uu Muqdisho ka deganaa Siyaasiga wasiirka hore soo noqday iyo musharaxa madaxweyne…
Caddeymo cusub ayaa u gacan galay Xeer ilaalinta Qaranka, kuwaasoo ku saabsan kiiska loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo…
Faarax Macalin oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida ee kasoo jeeda Kenya ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay shaqsiyaadka mucaaradka…
Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad ciqaabeedka loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa wakiilshadii kala noqday saddex qareen oo doodayey kiiska loo heysto, kadib qoraal uu u u…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ay u yeertay inuu maanta hortago ayaa ka baaqsaday inuu kasoo…
Kiiskii dacwadeed ee loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa mar kale dib u soo laabtay, kadib markii Maxkamadda rafcaanka G/banaadir…
Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir ayaa dib u soo nooleysay dacwadii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Xildhibaan C/saabir Nuur Shuuriye oo ka mida labada xildhibaan ee Xeer ilaalinta Qaranka ku soo eedeysay Qarandumis-nimada ayaa maanta si…
Xubno isugu jira xildhibaanadii la baxay Horusocod ee hore u kala tegay iyo xisbiyada Daljir, Wadajir iyo Kulan ayaa qoraal…
Wararka laga helayo xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya inuu rafcaan ka qaatay go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir ka gaartay kiiskii…
Siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur Warsame ayaa la wareegay xilka guddoomiyaha xisbiga Wadajir uu ka mid ahaa asaasayiisha, kadib markii laga sii…
Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa afka furtay maanta isagoo dheegay in weerarkii lagu soo qaaday lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Siyaasiyiin, saxafiyiin iyo shaqsiyaad caan ah ayaa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ka dalbadya inuu raaligelin ka bixiyo hadal kasoo yeeray…
