Madaxda labada maamul ee Puntland iyo Jubba ayaa mid kasta ku dhawaaqay inuu doonayo qabanqaabada iyo in degaankiisa lagu qabto…
Browsing: C/weli Gaas
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta guddoominaya shirka caalamiga ah ee Hiigsiga cusub oo goor dhow ka furmaya…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland kadib markii uu…
Madaxwaynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo muddooyinkan ku sugnaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayay shalay u suuragasgay inuu…
Ra’iisal wasaare Cumar Cabdirashiid oo maanta gaaray magaalada Garowe ayaa sheegay inuu socdaalkiisa ku saabsan yahay xiiso ka dhashay xiriirka dowladda…
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay Puntland inay ka dhowrsadaan abaabulka dagaalka iyo shacabka la abaabulayo, isla markaana ilaaliyaan…
Xaalad amaan iyo khalkhal ayaa soo wajahay madaxweynaha Puntland kadib markii ciidamo hor leh oo ka goostay maamulkiisa ay u galeen taliye…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhigii 35aad ee Golaha Wakiilada Puntland isagoo ka hadlay…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa hanjabaad kulul u diray dowladda Federaalka Soomaaliya kadib kulan ay golaha…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib ugu laabtay Garowe kadib markii uu socdaal qaatay aba toddobaad…
Golaha wasiirada dowladda Federaalka ayaa dhowaan magacaabay guddiyo heer qaran oo muhiim u ah xaaladda kala guurka iyo hiigsiga cusub…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku qasbanaaday inuu Muqdisho u tago si uu ula kulmo wasiirka arrimaha dibadda…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka doonaya qoonde lacageed in laga siiyo Dekadda magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose oo hadda…
Shir ay markii ugu horeysay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dhisan Soomaaliya marka laga reebo Somaliland yeelanayaan ayaa qabanqaabadiisa ka socotaa Muqdisho…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa door weyn ku yeeshay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya…
