Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay Xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoonka la wareegay Guddoomiye ku…
Browsing: C/weli Muudey
Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa guddoomin doona qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka yeelan…
Kadib muran ka dhashay shirkii Baarlamaanka ee Arbacadda maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa lagu xaliyey waanwaan laga dhex sameeyay…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa joojiyey kulan la filayay inuu Berri isugu yimaado Baarlamaanka…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay heleen farriimo ku saabsan shir loogu baaqayo inay kasoo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darroku tilmaamay go’aankii Gudoomiye…
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa maanta shaqadii ka joojiyey xoghayihii guud ee Baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa shaqadii ka joojiyay Xoghayihi guud ee Baarlamaanka Soomaali C/kariin…
Guddoomiye ku xigeenka koowad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudey ayaa soo saaray qoraal uu ciidmada Booliska ku wareejinayo Ammaanka…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa hormuud u ah khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa abaabulka ay wadaan labada garab ee xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u kala qeybsan yihiin saacado…
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka ayaa difaacay in mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha Golaha Shacabka ah uu sidiisii u…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa laga joojiyey inay baahiso wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli…
Ilaa 100 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta guddoonka Baarlamaanka ee…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa weerar ku qaaday guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golahaasi…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u kala qeybiyay laba kooxood, taasoo ka danbeysay…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray Caawa ku caddeeyay in go’aankii…
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka C/wali Ibraahim Muudey ayaa ugu danbeyn shaaciyey xilliga uu furmayo Baarlamaanka Federaalka.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa diiday codsi ah nin kulamada Baarlamaanka lagu qabto…
