Kooxda dawladda Islaamiga oo loo yaqaanno (IS) ama Daacish, ayaa si la dareemi karo bilihii la soo dhaafay u kordhinayey…
Browsing: Daacish
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka geysteen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday labo nin oo ka mida madaxda Daacish ee…
Maxkamadda Darajada koowaad ee dalka ayaa maanta dhageystay dacwad lagu soo oogay horjoogayaal ku eedeysanaa inay ka tirsan yihiin Kooxda…
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday Filim-qaadihii kooxda Daacish ee maxkamadeyntiisu ka socotay magaalada Muqdisho.
Nin lagu soo eedeeyay inuu muuqaallada Video-yada u duubi jiray kooxda Daacish ee falalka dilalka qorsheysan ka geystay caasimadda Soomaaliya…
Wiilka hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakar al-Baghdadi ayaa la shaaciyey inuu ku dhintay howlgal is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada…
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee Daacish ayaa shaacisay inay iyadu ka danbeysay laba qof oo toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.…
Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa sheegtay dilkii maanta ka dhacay Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee lagu dilay askari ka tiran…
Rag hubeysan ku lebisan ciidamada dowladda oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada milteriga ayaa lagu qabtay degaanka Garasbaaley…
Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa shaacisay inay ka danbeysan dil Galabta ka dhacay Suuqa Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Dil nooc cusub ah ayaa Gelinkii dambe ee maanta ka dhacay qeybta Cabdalla Shideeya ee Suuqa Bakaaraha, degmada Howlwadaag ee…
Weerar kale oo is-miidaamin ah ayaa ka dhacay dalka Indonesia kadib weeraro qorsheysan oo qoys ka kooban 7 qof ay…
Booliska dalka Indonesia ayaa sheegaya in xubno ka wada tirsan hal qoys ay weerarro is-miidaamin ah ku qaadeen saddex Kaniisadood…
Kooxda Daacish ee Soomaaliya oo ku xiran ururka khilaafa ee Suuriya iyo Ciraaq ayaa la sheegay inuu sii kordjhyey howlgallada…
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ee…
Dowladda Maraykanka ayaa dhowaan liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgasha Gobolka Bari…
Maxkamad ku taal Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 16 dumar ah oo Turki ah oo lagu eedeeyey in ay ka…
Ganacsade Maxamed Mire Maxamed oo Dowladda Mareykanka ay ku dartay Liiska shaqsiyaad taageero siiya Ururka Daacish, laguna soo rogay xayiraad…
Dowladda Mareykanka ayaa maanta shaacisay inay cuna-qabateyn ku soo rogtay seddex qof iyo seddex shirkadood oo lagu eedeynayo inay taageeraan…
