Browsing: Dagaal
Dagaal Beeleed qasaare badan dhaliyey ayaa ka socda degaanka Haraale ee Galbeedka degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa Saaka weerar culus ku qaaday Degaanka Qalimow oo u dhow, degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Ciidamada Xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose.
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray askar ka kala tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo degaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ku dhex maray Maleeshiyada Alshabaab iyo…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne aya asheegaya inuu dagaal ka qarxay duleedka Waqooyi ee magaaladaasi.
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa war kasoo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Beleweyne oo ka bilowday rasaas lagu furay Gaari…
Dagaal ayaa mar kale xalay Saqdii Dhexe xalay dib uga qarxay magaalada Boosaaso xilli ay dhaqan gashay xabbad joojin ay…
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo saxaafadda ayaa ku dhawaaqay in uu diyaar u yihiin xabbad-joojin iyo in wada-hadal la…
Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay War kasoo saaray dagaalka culus ee ka socda magaalada Boosaaso.
Dagaal xoog leh ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, iyadoo xaaladu ay weli kacsan tahay.
Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wadaa inuu ka hadlo xaaladda Galmudug iyo xaaladda dagaalka Guriceel.
Dagaal qaraar ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Guriceel, iyadoo ay isugu tageen ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka iyo…
Maalintii saddexaad waxaa magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka/Galmudug iyo kooxda Ahlu suna,…
