Browsing: Dagaal
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya inuu mar kale dagaal ka qarxay dhinacyo ka mida magaalada Guriceel, kadib markii…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay fashilantay waanwaantii ugu danbeysay ee lagu doonayey in lagu baajiyo dagaal ka…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Ahlu Suna ay dhufeyso cusub ka qoteen gudaha…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay dhaqdhaqaaq bilaabeen ciidamada ay dowladda Federaalka ku daabushay magaalada Dhuusamareeb.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal ciidamo milateri ah ku dhex maraya xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada…
Qof ayaa ku dhintay iska hor imaad ka dhacay degmada Baraawe, kadib khilaaf ka dhashay Gole degaan oo ay halkaas…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay la wareegeen degaan ay isku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal laba ciidan oo ka wada tirsan askarta dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho.
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib ugu laabtay magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, kadib markii ay…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii aya maleeshiyada Alshabaab weerar culus ku qaadeen degaanka Camaara ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday degaanka Sabiid ee duleedka degmada Afgooye,…
Duqayntii saddexaad ee cirka ah oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka ayaa mar kale maanta ka dhacday deegaanka Qaycad ee Koonfurta…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu mar kale dagaal ka qarxay Koofurta Gobolka ee hoostaga maamulka Galmudug, kadib…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal dhex maray saaka ciidamo ka wada tirsan askarta Dowladda Soomaaliya oo halkaasi ka…
