Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay deeq lacageed oo gaarysa 427 Milyan oo doolar…
Browsing: Deeq
Dowladda Ingiriska ayaa Qalab culus ugu deeqday Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya, iyadoo danjiraha UK u fadhiya Somaliya David…
Imaaraadka Carabta ayaa shixnad gargaar ah u diray maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo iyadoo laga dejiyay dekadda magaalada Kismaayo.
Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska, ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed soo gaarsiiyey Qalab Ciidan oo loo soo wakiishay guddoomiye urur…
Somaliland ayaa aqbashay lacag dhan Hal Milyan oo dooalar oo ay ku deeqday dowaldda Soomaaliya dadkii ku waxyeeloobay duufaantii Sagar…
Puntland ayaa si weyn uga hor timid oo lacag gaareysa Hal milyan Doolar ah oo Guddiga Gurmadka fatahaadda dowladda federalka…
Dawladda Talyaaniga ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari oo labo kamid ah ay yihiin nooca BMW, kuwaasoo la…
Hay’adda Hormuud Foundation oo ah Qeybta Sama Falka iyo Gargaarka uqaabilsan Shirkadda Hormuud Telecom ayaa 500 oo Qof oo Naafo…
Hay’adda samafalka ee Hormuud Foundation ayaa Raashin iyo lacago caddaan ah gaarsiisay Isbitaalada Danta guud (Dowliga ah) ee ku yaala…
Dowladda Qtrar ayaa maamulka Gobolka Banadir ugu deeqday Basaska waaweyn ee dadweynaha qaada oo gaaraya 30, iyadoo lagu wareejiyay Maamulka…
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay in Dowlada Maraykanka ay ku taageeraysa lacag gaareysa 533 Malyan oo…
Dowladda Qatar ayaa maanta 30 gaadiid oo nooca Landcruiser ugu deeqday dowladda Soomaaliya, iyadoo deeqdan ay tahay tii ugu badneyd…
Dowladda Itoobiya ayaa deeq Dawo ah oo loogu talogalay dadkii ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho gaarsiisay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shirkadda Hormuud Telecom qeybteeda Gargaarka ee Hormuud Foundation ayaa gelinkii dambe ee maanta Deeq Lacageed gaarsiisay Bukaanada ku jira Isbitaalada…
Midowga Afrika ayaa deeq Raashin ah oo loogu talogalay abaaraha Soomaaliya ku wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gargaarka xukuumadda Soomaaliya.
AMISOM ayaa shaacisay in dadka Gobolka Shabeelada Dhexe ay ciidameeda ugu deeqeen Lo’, iyadoo uga mahadvelisay deeqsinimadooda.
Guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa maanta shaaciyay in Raashin Deeq ah oo laga helay dibadda ay u kala direen maamul…
Dowladda Shiinaha ayaa Deeq Raashiin ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed , iyadoo u soo marisay Hay’adda cuntada adduunka ee WFP.
Markab weyn oo sida raashin deeq ah tii ugu badneyd ayaa lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya iyo midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis deeq gaareysa 49 milyan Euro oo loogu talogalay waxbarashada.
