Wararka laag helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay dhaqdhaqaaq xoog leh ka wadaan magaalada Dhuusamareeb ciidamada Itoobiya ee halkaasi deganaa.
Browsing: Dhuusamareeb
Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigay weriye ka howlgala magaaladaasi oo ay ku eedeeyeen inuu aflagaadeeyay madaxweynaha…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay qabsadeen xurumaha maamulka ee magaalada Dhuusamareeb.
Maamulka kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xalay dhaariyay baarlamaan cusub oo maamulkaasi yeelanayo.
Kooxda Ahlu suna ee Gobolla Dhexe ee Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb ku caleemo saaray Baarlamaankii ugu horeeyay ee maamulkaasi yeesho.
Mid ka mida madaxweyne ku xigeenada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xilka laga xayuubiyay.
Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ee Soomaaliya ayaa madax furasho ahaan u qabsaday sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn wax maamul sharci oo ka jira gobollada dhexe oo aan ahayn…
Maamulka Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa si diiran magaalada Dhuusamareeb ugu soo dhoweysay musharaxa madaxweyne ee C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in galabta ay kooxda Ahlusunna xabsiga u taxaabtay Odayaal dhaqameed degaanka ah oo tiradoodu…
Maleeshiyada maamulka Ahlu Sunna ee Gobollada Dhexe ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo uu la socday sarkaal ka tirsan…
Ciidamada maamulka Ahlu suna ee magaalada Dhuusamareeb ayaa xabsiga u taxaabay weriyihii e Tv-ga Universal iyo Idaacadda Goobjoog ee Muqdisho…
Madaxweynaha maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaqadii ka eryay maamulkii degmada Dhuusmareeb ee…
Naba-doono ka tirsan Beesha Ceyr digniin iyo baaq u jeediyay beelo uu sheegay inay dagaal u abaabulayaan degaanadooda iyo dowladda…
Maleeshiyada Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa la sheegay inay xireen nin la dhashay Sarkaalka ay dagaal kula galeen magaalada…
Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid oo ahaa madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada magaalada Dhuusamareeb, isagoo…
Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamud Aadan Cusmaan (Mesegowaay) ayaa sheegay in ay maqleen dagaalada ka dhacay xalay ilaa saakay magaalada…
Maamulka Ahlu sunna ayaa ka hadlay khasaaraha dagaalkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud oo u dhaxeeyay Ahlu sunna…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayay ciidamadii ka horjeeday…
Maamulka Ahlu suna ee Goboladda Dhexe ayaa u diiday inay degaanada ay ka taliyaan yimaadaan wafdi uu hogaaminayay siyaasiga Axmed C/salaan…
