Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed uu ka soo saaray socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ee magaalada Dhuusmareeb ku…
Browsing: Dhuusamareeb
Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Alshabaab ay qabsadeen Gaari kuwa gurmadka caafimaadka ah (Ambulance)…
Ciidamada Maamulka Ahlusunna ayaa weerar ku qaaday galabta oo xabsi dhigay nin lagu magacaabo C/llaahi Cabdi Dhoodi oo maanta sheegtay…
Wararka laga helayo degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Ahlu suna ay soo food saartay cabsi ku…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay si…
Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay la wareegeen gacan ku heynta magaalda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka…
Kooxda Ahlu suna e gobollada dhexe ayaa ogolaatay inay dib u furto warbaahintii madaxa bannaaeyd ee ka howl galeysay Guriceel…
Kooxda Ahlu suna ee goboladda dhexe ayaa magaalada Dhuusamareeb ka sameeyay howlgal ay ku qab-qabanayaan weriyeyaal ka howlgala magaaladaasi kadib…
Shirkii dhowaan ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee kooxda Ahlu suna sheegtay in maamul loogu dhisayo saddexda Gobol ee Mudug, Galgaduud…
Kooxda Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe oo dhowaan qabsatay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqday inay furayaan shir maamul loogu sameynayo gobolada…
Kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa shuruudo ku xirtay inay ka mid noqdaan maamulka loo dhisayo…
Ciidamada Ahlu Suna ee Gobolada Dhexe ayaa saaka weerar culus ku qaaday Degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, halkaasoo dagaal…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirkii dib u heshiisiinta gobollada dhexe ee Dhuusamareeb ka socday in…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Axmed C/salaan Adan oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa dhowaan ka baaqsaday inuu ka…
Dadaalkii loogu jiray maamul u sameynta goboladda dhexe ayaa qarka u saaran in lagu kala qeybsamo iyadoo madaxweynaha dowladda Federaalka…
Warsaxaafadeed talo soo jeedin ah oo ka soo baxay guddiga siyaasadda Beesha Ceyr oo uu ku saxiixnaa Gudoomiye ku xigeenka…
Shirka dib u heshiisiinta Gobolada Dhexe ee ka s0cday magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu kordhiyay muddo 25 maalmood ah iyadoo siyaasiyiin…
Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha-cadde” sarkaal, hogaamiye urur iyo taliye ciidan oo si weyn ugu soo shaac baxay Gobolka Sh/hoose…
Xoogagga Ahlun sunna ee Gobolada Dhexe qeybta kasoo horjeeda dowladda Federaalka iyo maamulka loo sameynayo Gobollada dhexe ayaa dagaal kedis…
