Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay weerar ka fulisay bartamaha magaaladaasi, halkaasoo ka geysatay…
Browsing: Dhuusamareeb
Ciidamada Dowladda qeybtooda 21-aad iyo Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Sinadhaqo ee koonfurta ka xiga magaalada Dhuusamareeb.
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamada milateriga ee Gorgor ay dowladda ay gacanta u…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay dhowr Madfac oo Hoobiyeyaal ah kusoo dhaceen gudaha magaalada.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta ka degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo kusii jeeda Magaalada…
Saraakiisha Ciidamada Milateriga ee ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay meydad iyo dhaawac xubno ka tiran Alshabaab, kadib howlgal…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa madaafiic caawa laga maqlay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo ay ku sugan yihiin…
Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo diyaarado looga…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in caawa lagu xiray laba weriye oo ka mida…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar gaadmo ah ah xalay ku qaaday degaan u…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga dareemay diyaargarow nooc cusub ah oo ay wadaan musharixiin ku tartamaya kursi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug,h alkaas oo ay ku…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Qeyta 21-aad ee milateriga Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada…
Ciidamada dowladda ayaa weerar ku qaaday degaano ay ku sugan yihiin Alshabaab oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Daraawiishtii dhowaan loo tababarray Galmudug ay…
Hoggaamiyaha Xisibiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug.
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ku sugan inta badan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo ka qeyb galaya wejiga saddexaad…
Hoggaanka bulshada rayidka ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadlayaan xaaladda ka taagan wadahadalka Madaxda…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu laabtay galabta maqribkii magaalada Dhuusamareeb ee caafimadda Galmudug, kadib markii uu maanta…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.
