Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsan Ciidamaa dowladda hoose ee Minishiibiyada uu toogasho ku dilay…
Browsing: Dil
Xaalad kacsan ayaa ka jirta magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii maleeshiyo hubeysan ay xireen qaar ka mida wadooyinka…
Wararka laga helayo gobolka Bakook ayaa sheegaya in rag hubeysan ay duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dileen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay laba nin oo walaallo ahaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari milateriga Soomaaliya ka tirsan uu fal shaqaaqo ah ka geystay suuqa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysatay magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ku hubeysan bistoolado ay dil ka geysteen suuqa degmada Heliwaa ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Yaaqshiid uu ay ka dhcday fal toogasho ah oo lagu dilay nin …
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka geysteen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goordhow koox hubeysan ay Waqooyiga Magaalada ku dileen askari ka tirsan…
Kooxda Alshabaab ee ka howlgasha degaanada Puntland ayaa iska fogeysay dil xalay ka dhacay magaalada Boosaaso oo lagu khaarijiyey Ganacsade…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad Oromo ah lagu dilay magaaladaasi, taasoo ka dhalatay shaqaaqada ka taagan…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay koox hubeysan ay caawa magaalada toogasho ku dishay maareeye ku xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay askari ka tirsan ciidamada Booliska ee…
Xukuumadda Soomaaliya aya shaacisay in la dilay raggii ka danbeeyay dilkii Ganacsade dhalinyaro ah oo caan ka ahaa magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacay isu soo bax ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Muqdisho oo muujinayay sida ay u diidan…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa is-rasaaseyn magaalada Muqdisho ku dhex maray dabley hubeysan oo wadatay Gaari yar oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar ka dhacay magaalada Muqdisho lagu laayey dad la socday Gaari yar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska lagu dilay degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho.
