Nin hubeysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dilay laba haween ah, kadib markii uu rasaas ku iyagoo fadhiyay…
Browsing: Dil
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacay dil toogasho ah oo lagu fuliyey saddex dil sugeyaal ahaa oo dembiyo kala duwan…
Dacwad loo heysto sarkaal ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo lagu magacaabo Xidigle Mowliid Cali Cabdi ayaa ka furantay Maxkamadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada nabadgelyada loo geystay dil bareer ah oo uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin hubeysan uu Caawa saddex wiil oo wallaalo ah ku dilay xaafadda…
Arday Masaari ah ayaa toddobaadkan ku dhaqaaqay arrin naxdin leh kadib markii uu iska tuuray taallada ugu dheer dalka…
Wararka laga helayo dalka K/Afrika ayaa sheegaya in Nin Somali ah uu weerar Mindi loo adeegsaday oo naxdin leh ku…
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu dilay magaalada Guddoomiye Waaxeed ka tirsanaa Maamulka Degmada Hawlwadaag ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa falal dil ah ay ka dhaceen degmooyin ka tirsan magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa magaalada lagu dilay darawal Mooto Bajaaj, markii uu rasaas ku furay…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in dabley ka tirsan kooxda Alshabaab ay duleedka magaalada Baydhaba ku dileen nin…
Madaxweynaha Maraykanka ayaa ka tacsiyeeyay askari Maraykan ah oo lagu diley weerar ka dhacay meel u dhow degmada Jamaame ee…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah lagu dilay degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.
Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inuu dagmadaas ka dhacay fal dil aha oo lagu khaarijiyey …
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dil kale oo khaarijin ah ka dhacay maanta degmada Howlwadaag iyadoo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda Hoose ee Minishiibiyada uu dil u geystay…
Koox hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ka fulisay dil khaarijin ah oo lagula kacay mida ka mida ganacsatada magaalada, kana tirsanaa…
Darawal Mooto bajaajle aha ayaa saaka si bareer ah loogu dilay meel u dhow xarunta dagemada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qof Meyd ah oo la garan waayay lagu arkay degmada Heliwaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in laba wiil oo dhalinyaro ah goor dhoweyd lagu dilay Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada…
