Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa ka hadlay waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Browsing: Doorashada 2016
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa soo bandhigay dacwad ka tagaan laba kursi oo ka mida kuraastii Aqalka hoose ee Beesha…
Mid ka mida kuraasta ugu adag Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo yaala Magaalada Cadaado ayaa noqday mid xaalad adag ku…
Maanta oo Jimce ahayd waxaa magaalada Baydhabo kasii socday Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa mar qura la arkay isagoo olole ugu jira inuu…
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa…
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Daaci) ayaa ku eedeeyay maaulka Gobolka Banaadir inay lacagtii canshuurta doorasho u…
Guddiyada Doorashada Dadban ee heer Federaal [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD),
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Odoyaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa eedeyn ba’an u jeediyay musuqa dowladda…
Guddiyada Doorashada ayaa markii ugu horeysay soo wada saaray qoraal ay u dhan yihiin oo loogu talogalay Beesha Caalamka.
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku dhaawaaqay xilliga la shaacinayo go’aanka kuraasta dib loogu noqonayo Doorashadoda.
Iyadoo ay magaalada Baydhaba ka socoto doorashada Aqalka hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay doorasho loogu loolamay kursiga Beesha Hintire.
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa si toos ah u farageliyay doorasahda Aqalka hoose ee mid ka mida…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u soo noqday wasiirkii Arrimaha Gudaha ayaa olole doorasho u tegay magaalada Jowhar ee maamulka…
Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka laguna doortay magaalada Baydhaba ayaa gaaray in ka badan 40 xildhibaan.
Mid ka mida xildhibaanada sida weyn ugu xirnaa madaxtooyada Soomaaliya ayaa dib ugu soo laabtay Aqalka hoose doorashada ka dhacay…
Waxaa soo baxday shax ku saabsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo tirooyinka ilaa iyo hadda la doortay.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhacday fadeexad ku saabsan kursi loo doortay haweeney aan ka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa qoraal jawaab u diray Safiirka Maraykanka u jooga Somalia, Ambassador Stephen M. Schwartz.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegay in Xildhiban ay wadatay Madaxtooyada Soomaaliya looga adkaaday Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
