Waxaa maanta mar kale doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka ka dhacday magaalada Garowe iyadoo lagu doortay saddex xildhibaan.
Browsing: Doorashada 2016
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay si toos ah ula wareegtay dakhliga dowladda Soomaaliya soo gala xilligan kala guurka ah…
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Jabriil ibraahim Cabdulle ka deyriyay doorashada Soomaaliya iyo qaabka ay ku socoto.
Waxaa maanta magaalada Cadaado dib uga bilowday Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
WAXGARADKA GALBOORE EE BEESHA HADAMO OO KULAN LAGU TAAGEERAYO XILDHIBAANAD SAREEDO KU QABTAY DEGMADA XUDUR.
Magaalada Baydhabo waxaa maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaanada Aqalka Hoose ee Soomaaliya.
Iyadoo doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya dib looga bilaabay maanta ayaa waxaa dib u hantay kursiga Aqalka sare C/weli…
Mid ka mida wasiiru dowleyaasha xukuumadda Soomaaliya oo dib loogu doortay xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ayaa halis la geliyay…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa inkiray inay wax musuqmaasuq ah ka jiraan doorashada 2016.
Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay inay hakan doonto doorashada Aqalka hoose ee ka socotay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in ka mid ergooyinka Dooorashada ay geeriyootay.
EEDEYN KULUL OO LOO JEEDINAYO XILDHIBAAN MAHAD MAXAMED SALAAD OO FARAGELIN KU HAYA MUSHARIXIINTA XILDHIBAANNADA BEELAHA KALE
Doorashada 2016 ayaa keentay is qabqabsi badan oo ku saabsan Aqalka cusub ee sare iyo sida loo qeybsanayo, kaasoo lagu…
Shaqaaqadii dhowaan ka dhacday xarunta Doorashada magaalada Jowhar ayaa noqotay imtixaan weyn oo horyaala Guddiyada Doorashada hee Gobol iyo heer Federaal.
Shalay ayay ahayd markii ay soo baxday qoraal uu ku saxiixan yahay Guddiga Doorashada heer Gobol ee Jubbaland oo lagu…
Musharixiin badan ayaa la khaarijiyay oo ku fashilmay inay soo galaan Aqalada Baarlamaanka dowladda cusub ee Soomaaliya kadib markii madaxweyne…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday inuu isbaheysi doorasho la galo Ra’iisal wasaare Cumar…
Qoraal ka soo baxay Beesha caalamka ayaa lagu booriyay Guddiga doorashada inay fuliyaan xeerarka doorashada u yaala ee looga hortagayo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la hakiyay doorashadii Aqalka hoose ee socotay kadib fadeexo ka dhalatay kursi…
Ra’iisal Wasaaraha xilka sii haya Cumar C/rashiid, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa noqday musharax ugu ololaha badan.
