Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in tartanka loogu jiro aqalka hoose uu ku soo biiray siyaasi cusub.
Browsing: Doorashada 2016
Musharax culus oo u tartamaya kursiga xildhibaannimo ee madaxweyne Xasan Sheekh ku soo galay Baarlamaanka ayaa maanta tegay magaalada Cadaado.
Madaxweynaha xilka sii haya dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guuleystay inuu qaar ka mida siyaasiyiinta mucaaradka ku ahaa…
Wejigii afraaad ee doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa Maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo. Waxaa maanta la doortay 5 xildhibaan oo…
Waxaa magaalada Nairobi ku soo dhammaaday shalay kulamo qarsoodi ah oo halkaasi ku dhex maray musharixiin madaxweyne iyo mas’uulyiinta maamulada…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Prof. Gaandi loo doortay mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaan ku dhex jirnaa waxyaabaha la-yaabka leh ee laga diiwaan geliyay doorashooyinka 2016 oo ka mida doorashooyinka ugu musuqa badan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo gadooday ay saaka qabsadeen xaruntii doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee magaaladaasi.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaacaabay Guddi fulin oo qaabilsan doorashada dadban ee Somaliland.
Ololaha Doorashada 2016 ayaa weji cusub galay iyadoo kooxda Damjadiid ay wado dadaallo ay ku dooneyso in xubnaha ugu badan…
Wasiiru dowlaha Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Jen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ka hadlay doorashada ka socota Soomaaliya.
Maxaa keenay inuu Wasiir Ceynte ka baxo tartanka jagada xildhibaanada Aqalka hoose..?
Doorashooyinka Aqalka hoose ee la socda magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay 7 xildhibaan oo cusub.
Waxaa weli ka socda magaalada Kismaayo doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, waxaana maanta la doortay koox kale.
Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ka bilaabatay doorashada aqalka hoose.
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Baydhaba ayaa looga adkaaday wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti.
Waxaa maalintii labaad magaalada Baydhaba maanta lagu doortay qaar ka mida xildhibaanada Aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhacday doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya uga mid noqonaya maamulka Hirshabeelle.
Qeybtii labaad ee doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.
Doorashadii xubnaha Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa markale dib ugu dhacday galabta arrin la yaab leh.
