Waxgarad iyo odayaasha beesha Waceysle ayaa ka hor yimid Odayaasha Beeshaasi ka mid ee ku jira 135 oday ee dhaqanka…
Browsing: Doorashada 2016
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa wada dhaqdhaqaaqii ugu danbeeyay ee ay doonayaan inay culeys ku saaraan madaxda dowladda Soomaaliya iyadoo kulan…
Kulan ka dhacay magaalada Cadaado ayaa Duubabka iyo Odayaasha Beesha H/Gidir ay ugu duceeyeen Musharaxa C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu noqdo…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa waqti kale u qabtay soo gudbinta musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii maanta oo…
Wararka laga helay magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweyne C/weli Gaas ay ku adkaatay inuu Aqalka sare u soo sharxo…
Dib u dhac kale ayaa ku yimid maanta oo lagu waday in maamul goboleedyada ay soo bandhigaan liiska musharixiinta ku tartamaya…
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa isku garbinaya magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed oo ah magaalada ugu badan ee…
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha musharixiinta Doorashada xilka madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay lagu arkay…
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaal ayaa xisaab ka furtay mid ka mida Bankiyada Soomaalida ee gaarka loo leeyahay si loogu…
Iyadoo xilli doorasho ay galeyso Soomaaliya ayaa caasimadda Muqdisho laga dareemayaa jawi loolan siyaasadeed iyo musharixiin isku heystaan. Sawirro waaweyn…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray muranka ka taagan halka lagu qabanayo Doorashooyinka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Guddigu…
Iyadoo haweenka Soomaaliyeed ay wadaan kacdoon xil raadis ah xilli doorasheedka 2016, ayaa waxaa ololaha doorashada ku soo biiray haweeney…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriimo u kala diray Hay;adaha ammaanka iyo taageerayaashiisa. Farmaajo oo Qoraalkiisii…
Taageerayaasha musharaxa Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weerarkii ugu horeeyay ee la helay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo…
Mid ka mida musharxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ololihiisa ka bilaabay socdaallo uu ku marayo gobollada Dalka.
Iyadoo muddooyinka dambe ay baraha bulshada ku xiriirto iyo warbaahinta buuxiyeen ololeyaal kala duwan oo xil doon ku saleysan ayaa…
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa ololihiisa doorashada ka bilaabay la kulanka…
Wakiilka QM u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa shaley warbixin ka siiyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay xaaladihi ugu danbeeyey…
Warar aya faafiyeen qaar ka mida warbaahinta ayaa sheegaya Marwada madaxweyne Xasan Sheekh ay u sharxan tahay xil xildhibaannimo.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka hor yimid go’aan uu soo saaray Guddiga Doorashada…
